BREAKING NEWS

Qarax la yaab leh Oo Saaka Muqdisho Ka dhacay iyo Khasaaraha ka dhashay.{Akhriso}

Warbaahinta WIdhwidhOnline

nta la xaqiijiyay hal qof oo ka mid ah shaqaalaha dowladda hoose ee Muqdisho ayaa ku geeriyooday qarax Miino oo ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama.

Qaraxan ayaa waxaa uu ka dhacay Isgoyska Taleex waxaana lala beegsaday Gaari kuwa nadaafadda ah oo ay leedahay dowladda hoose ee Muqdisho.

Shaqaalaha ayaa aroorta hore waddada ka gura Qashinka la soo dhigo waddada waxaana mid ka mid ah Jawaannadii Qashinka ee ay ka qaadeen Waddada markii ay saareen Gaariga uu qarxay.

Saddex qof oo kale ayaa ku dhaawacantay qaraxa oo ilaa hadda aysan jirin cid sheegatay kuwaas oo dhaawacooda la geeyay Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada amaanka ayaa xiray Waddada uu ka dhacay Qarax waxaana saddex ka  mid ah gaadiidka Gurmadka deg degga ah ay goobta ka qaadeen dhaawacyada dadkii weerarkaas ku wax yeelloobay.

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Qarax la yaab leh Oo Saaka Muqdisho Ka dhacay iyo Khasaaraha ka dhashay.{Akhriso}”

    1. Credito Express Simulador De Prestamos Personales Paginas De Creditos https://prestamosonline.space/hamtramck-mi/ Buscar Creditos Rapidos Necesito Un Credito Personal

    2. tinyurl.com says:

      Hello friends, nice paragraph and nice arguments commented here, I am truly enjoying by these.

    Comments are closed.

    scroll to top