BREAKING NEWS

Shacbki Hargaysa Oo ka Cararya Caddala darada Maamulka Muuse . {Daawo Video}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Ugu horayn wuxuu sheegay inuu Jiro Dulmi iyo Dhibaato lagu hayo dadka Danyarta ah, Kuwaasi oo Dawladnimo loo Isticmaalayo, Iyadoona sidoo kale ay Jiraan dad kale oo Dulmi loo xidhayo, Wuxuuna sheegay inay Suxufiyiintii Somaliland oo Dulmi ka Cararaya ay Bilaabeen inay  tahriibaaan magaalada   Muqdisho, Taasi oo Bixinaysa Safar Fool xun.

Khadar ayaa xusay in  Dhaqaalihii deegaanada Somaliland uu Hoos u dhacay, Sidoo kalana  ay Jirto  Qaybsanaan Gudaha ah iyadoo Jabhado ka dilaaceen Qaybo kamid ah Somaliland.

Wuxuu sidoo kale sheegay in Siyaasadii Arimaha Dibadda Somaliland inay kusoo Aruurtay Dalka Jabuuti.

Waraysiga Wuxuu uga hadlay  sidoo kale Muranka ka taagan Arinta Doorashada iyo Go’aanka uu Xisbiga Wadani ku diidan yahay.

HALKAN KADAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Shacbki Hargaysa Oo ka Cararya Caddala darada Maamulka Muuse . {Daawo Video}”

    1. Quiero Solicitar Un Prestamo Personal Prestamos Urgentisimos Creditos Urgentes https://prestamosonline.space/raytown-mo/ Personal Prestamo Mejores Prestamos

    2. Hey there! I know this is kinda off topic but I was wondering which blog platform are you using for this site?
      I’m getting fed up of WordPress because I’ve had problems with hackers and I’m looking
      at options for another platform. I would be fantastic if you could point me in the
      direction of a good platform.

    Comments are closed.

    scroll to top