BREAKING NEWS

Dahabshiil Oo ka Farxisay Dadka Dhibku kasoo gaadhay Fatahaada Webiyadu. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

 Shirkadda Xawaalada ee Dahabshiil ayaa shaacisay in $150,000 oo dollar ay ku caawinayso dadka Soomaaliyeed ay saameeyeen fatahaadaha webiyada Shabeelle iyo Jubba.

Xukuumadda Soomaaliya Madaxda ugu Saraysa ayaa Mushahaarkooda ugu deeqay dadka dhibku soo gaadhay.

Sidoo kale Dawladda ayaa Dhaqaalle gaar ah ugu deeqday dadka dhibku kasoo gaadhay Fatahaada Webiyadda.

Ganacsatada iyo Shirkadaha kala duwan ee dalka ayaa dhankooda Qayb ka ah Gurmadka.

Dadka Soomaaliyeed ayaa muujiyey Isku duubni, waxaana meelaha ugu horeeyay ee looga istaagay kamid ah deegaanada Puntaland.

blank


Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    3 Replies to “Dahabshiil Oo ka Farxisay Dadka Dhibku kasoo gaadhay Fatahaada Webiyadu. {Akhriso}”

    1. Appreciating the hard work you put into your blog and in depth information you provide.
      It’s great to come across a blog every once in a while that isn’t the same out of
      date rehashed information. Great read! I’ve saved your site and I’m including your RSS feeds to my Google account.

    2. Hi there it’s me, I am also visiting this site daily, this website is in fact pleasant and
      the viewers are truly sharing fastidious thoughts.

    3. Hmm is anyone else experiencing problems with the pictures on this blog loading?
      I’m trying to figure out if its a problem on my end or if it’s the blog.
      Any suggestions would be greatly appreciated.

    Comments are closed.

    scroll to top