BREAKING NEWS

Sawirada: Sida Quruxda badan ee magaalada Dhahar loogu soo dhaweeyay Saciid Deni

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dhahar oo ah xarunta Gobolka Sanaag

Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka qeybgalay Maamulka Gobolka Sanaag, Kan degmada Dhahar, Hogaanka Dhaqanka, Culimada, Aqoonyahanada, Haweenka iyo ardeyda.

Madaxweynaha iyo Wefdigiisa ayaa markii uu soo gaaray degmada Dhahar waxaa uu dhex lugeeyay Boqolaal dadweyne ah oo isugu soo baxay soodhoweyntiisa.

Hogaanka dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada oo ka hadlay xafladda soo dhoweynta , ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Imaanshihiisa Degmada Dhahar iyo adeegyada dowliga ah ee la hirgeliyey intuu xilka hayey.

Ugu danbeyntii Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey Dhahar, wuxuu ka hadlay horumarka Puntland si gaar ah mashaariicda xarumaha waxbarasho Dowladdu ka hirgelinayso degmada Dhahar.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in la dhisayo Wada Laami ah oo isku xirta ( Magaalooyinka Sheerbi –Dhahar illaa Xingalool), Sidoo kale wuxu Madaxweynuhu ku dhawaaqay hirgelinta xarumaha dowliga ah ee degmada.

blank
blank
blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    3 Replies to “Sawirada: Sida Quruxda badan ee magaalada Dhahar loogu soo dhaweeyay Saciid Deni”

    1. blank tinyurl.com says:

      Hurrah! Finally I got a webpage from where I can in fact get useful information regarding my
      study and knowledge.

    2. blank tinyurl.com says:

      Aw, this was a very good post. Finding the time and actual effort
      to make a really good article… but what can I say…
      I hesitate a lot and don’t seem to get anything done.

    3. blank ps4 games says:

      Thanks for finally talking about >Sawirada: Sida Quruxda badan ee magaalada Dhahar loogu soo dhaweeyay Saciid Deni – WIDHWIDH ONLINE <Liked it!

    Comments are closed.

    scroll to top