BREAKING NEWS

Wasiirada OIC oo arrimaha Soomaaliya uga shiraya magaalada Dooxa

Magaalada Doxa ee dalka  Qatar ayaa waxaa lagu wadaa in uu Maanta Shir uga furmo Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku jira Ururka Iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo  OIC.

Shirweyanahaan oo ahaa mid horay loo sii qorsheeyey ayaa waxaa looga hadlayaa sidii loo taageeri lahaa Soomaaliya,waxaana Wasaaradda Arrimaha dibadda Qatar ay shaacisay qodobada ugu muyhiimsan ee shirkaasi looga hadli doono.

Wasaaradda ayaa qodobada waxaa ay ku sheegtay Arrimo ay kamid yihiin xaaladihii ugu dambeeyey ee Soomaaliya,sidii loo kordhin lahaa taageerada ay dalalka Islaamka siiyaan Dowladda Federaalka si ay u xoojiyaan deganaashaha iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya.

Wargeyska Al-Sharq ee kasoo baxa dalka Qatar ayaa qoray in dowladda Qatar ay dhamaan casuumaad u dirtay Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka Ururka Iskaagiga Islaamka, isla markaana kulankooda ay diirada ku saari doonaan fatahaadii ugu dambeysay ee ka dhacday Soomaaliya.

Kooxda isku-xirka  Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa waxa la Aas’aasay Bishii December ee sanadkii 2007,waxaana shirkoodii ugu horeeyey ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen 27kii Bishii Octoober  ee sanadkii 2018.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maalma ka hor waxaa uu ku baaqay in Soomaaliya laga soo taageero wax u qabashada dadka ay saameeyeen fatahaadaha Wabiyada sigaar ah Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    5 Replies to “Wasiirada OIC oo arrimaha Soomaaliya uga shiraya magaalada Dooxa”

    1. blank Toby Dorney says:

      Howdy very nice website!! Man .. Excellent .. Amazing .. I’ll bookmark your web site and take the feeds additionallyKI am happy to find so many helpful info here in the put up, we’d like develop extra strategies in this regard, thanks for sharing. . . . . .

    2. blank vurtilopmer says:

      Write more, thats all I have to say. Literally, it seems as though you relied on the video to make your point. You definitely know what youre talking about, why waste your intelligence on just posting videos to your site when you could be giving us something enlightening to read?

    3. blank vurtil opmer says:

      I used to be recommended this blog by means of my cousin. I’m now not sure whether or not this submit is written by way of him as nobody else know such precise about my problem. You are wonderful! Thanks!

    4. blank vurtilopmer says:

      great post, very informative. I wonder why the other experts of this sector do not notice this. You should continue your writing. I’m sure, you have a great readers’ base already!

    5. Lovely website! I am loving it!! Will come back again. I am taking your feeds also

    Comments are closed.

    scroll to top