BREAKING NEWS

Askari toogasho ka geystay Muqdisho oo islamarkii gacanta lagu dhigay.[Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil wiil dhaliyaro ah wade ka ahaa Mooto Bajaaj xalay loogu geystay agagaarka xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Dilkan ayaa waxaa fuliyey askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, kaas oo ay isla markiiba ay gacanta ku dhigeen ciidamo Boolis ah oo ku sugnaa barkoontarool oo ku taalla halkaasi.

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Ismaaciil Maxamed Saciid, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugnaa meesha uu dilku ka dhacay.

Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha dhanka amniga oo ku aadan dilka loo geystay wiilkaasi dhalinyarada ahaa.Valueimpression Placeholder

Sidoo kale waxa dilkan si aad u cambeereeyey ehellada marxuumka oo la hadlay warbaahinta, waxaana ay dowladda ugu baaqeen in si deg deg ah cadaalada loo marsiiyo askarigii ka dambeeyey dilka wiilkooda.

Ma’ahan markii ugu horreysay oo uu askari ka tirsan ciidamada dowladda dil u geysto mid ka mid ah wadayaasha Mooto Bajaajta ka shaqeysa Muqdisho, kuwaas oo inta badan dhibaato xoogan kala kulma ciidamad

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    20 Replies to “Askari toogasho ka geystay Muqdisho oo islamarkii gacanta lagu dhigay.[Akhriso}”

    1. I do trust all of the ideas you’ve introduced on your post. They’re really convincing and can definitely work. Nonetheless, the posts are very brief for beginners. Could you please prolong them a little from next time? Thank you for the post.

    2. Good post. I be taught one thing tougher on totally different blogs everyday. It’s going to always be stimulating to learn content material from other writers and practice a little something from their store. I’d choose to make use of some with the content material on my blog whether or not you don’t mind. Natually I’ll offer you a link on your internet blog. Thanks for sharing.

    3. blank ps4 games says:

      Thanks a bunch for sharing this with all of us you really know what you are speaking approximately!
      Bookmarked. Kindly additionally seek advice
      from my web site =). We can have a link trade arrangement among us

    4. You are my inhalation , I have few web logs and infrequently run out from to brand.

    Comments are closed.

    scroll to top