BREAKING NEWS

Mudane Khayre Oo Si adag ugahadlay Madaxdii Dalka ugu horaysaya. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galayey kulan ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta Soomaalida, gaar ahaan madaxdii isaga kaga horreysa talada dalka.

Khayre ayaa sheegay in markii isaga iyo Madaxweyne Farmaajo ay la wareegeen xafiiska ay u yimaadeen hab dhaqan siyaasadeed oo aad u xun, islamarkaana ka duwan hab dhaqanka siyasaadeed ee ka jira caalamka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xilligaasi la aaminsanaa in siyaasadda lagu raado dan gaar, laguna lunsado dhaqaale, sida uu hadalka u dhigay.

“Waxaan u nimid dhaqan ah in la aaminsan yahay inay siyaasadu tahay wax dan gar ah lagu raadsado, halkan waxaan ugu nimid dhaqan la yiraahdo aan siyaasi noqdo, si aan wax u helo ” ayuu yiri Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre.Valueimpression Placeholder

Waxa kale oo uu Ra’iisul wasaaruhu sheegay inay ceeb aheyd in la’isla xisaabtamo, iyo in la wada shaqeeyo, si loo hormariyo dalka.

Ugu dambeyn wuxuu tilmaamay in dhammaan ay bedaleen hab dhaqankaasi, islamarkaana laga gudbay dhibaatooyinkii jiray, haatana dowladda Soomaaliya ay la qjaan aadeyso siyaasad ahaan dowladaha asaageeda ee ka jira dalalka caalamka.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo maalmihii dambe madaxda dowladda ay eedeymo xoogan kala kulmayeen Madaxweynayaashii hore, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    13 Replies to “Mudane Khayre Oo Si adag ugahadlay Madaxdii Dalka ugu horaysaya. {Akhriso}”

    1. hi!,I really like your writing so so much! proportion we be in contact extra about your post on AOL? I need a specialist on this space to unravel my problem. Maybe that is you! Having a look forward to look you.

    2. togel online says:

      Some genuinely select posts on this website , saved to fav.

    3. Very nice post. I just stumbled upon your blog and wanted to say that I have really enjoyed surfing around your blog posts. In any case I will be subscribing to your rss feed and I hope you write again very soon!

    4. mlb중계 says:

      Thanks for the recommendations shared on your blog. Another thing I would like to talk about is that weight reduction is not all about going on a fad diet and trying to lose as much weight as possible in a couple of days. The most effective way to lose weight naturally is by acquiring it gradually and using some basic points which can provide help to make the most out of your attempt to lose weight. You may recognize and already be following a few of these tips, nonetheless reinforcing knowledge never damages.

    Comments are closed.

    scroll to top