BREAKING NEWS

Farmaajo Oo Safar shir Ugu baxay Kenya xilli ay xiisad ka dhaxeyso labada dal.{Akhriso}

Warbahinta WidhwidhOnline

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi, halkaasi oo uu kaga qayb-gelaya Shirka Dadweynaha iyo Horumarka oo ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobey, sida ay sheegtay Villa Somalia.

Shirkan oo uu hoggaaminaayo Sanduuqa Qaramada Midoobey ee Horumarinta Dadka (UNFPA) ayaa lagu jaangooynayaa qorsheyaasha loo dhan yahay ee dhinacyada horumarka iyo halbeegga sanadlaha ah ee heer qaaradeed iyo heer caalami ee hiigsiyada xasilloonida iyo horumarka.

Safarka madaxweynaha ayaa imanaya ayada oo dalalka Soomaaliya iyo Kenya, oo shirka marti-gelineysa, ay weli ka dhaxeyso xiisad ka dhalatay muranka badda, ayna dadka qaar u arkaan mid aan habbooneyn.

Hase yeeshee Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa tilmaamay in shirkan uu muhiim u yahay.Valueimpression Placeholder

“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay mudnaan gaar ah siinaysaa madal kasta oo looga arrinsanayo horumarka iyo iskaashiga, maadaama dalkeennu uu u baahan yahay maalgashi iyo garab istaag. Shirkaan waxaa si gaar ah diiradda loogu saarayaa arrimaha awood-siinta haweenka iyo kaalinta dhallinyarada ee hoggaamminta iyo horumarka si loo gaaro Hadafyada Horumarka ee Joogtada ah kuwaas oo ahmiyad weyn u leh dalkeenna.”

Inkasta oo sida ay madaxtooyada sheegtay shirka muhiim yahay, haddana dadka diblomaasiyadda yaqana ayaa rumeysan inay ku filneyd in wafdi wasiiro ah oo ka socda wasaaradaha qaabilsan arrintan shirka loo diro.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Marwo Fowsiya Abiikar Nuur iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Nuur Diiriye Xersi (Fuursade).

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    41 Replies to “Farmaajo Oo Safar shir Ugu baxay Kenya xilli ay xiisad ka dhaxeyso labada dal.{Akhriso}”

    1. blank i99BET says:

      You’re so cool! I do not think I’ve read a single thing like this before. So good to find someone with some original thoughts on this subject matter. Really.. many thanks for starting this up. This website is something that’s needed on the internet, someone with a little originality.

    2. Good post but I was wanting to know if you could write a litte more on this subject? I’d be very grateful if you could elaborate a little bit further. Many thanks!

    3. Hello to every body, it’s my first go to see of this webpage; this web site contains remarkable and
      genuinely good data in support of visitors.

    4. I like what you guys are up too. Such intelligent work and reporting! Carry on the excellent works guys I’ve incorporated you guys to my blogroll. I think it’ll improve the value of my web site :).

    5. blank i99BET says:

      Greetings! Very useful advice within this article! It is the little changes that produce the most significant changes. Thanks a lot for sharing!

    6. I went over this web site and I conceive you have a lot of fantastic information, saved to my bookmarks (:.

    7. There are definitely loads of particulars like that to take into consideration. That is a great point to carry up. I supply the thoughts above as general inspiration however clearly there are questions just like the one you carry up where a very powerful factor might be working in trustworthy good faith. I don?t know if greatest practices have emerged round issues like that, but I am positive that your job is clearly identified as a good game. Each girls and boys feel the affect of just a second’s pleasure, for the rest of their lives.

    8. When I originally commented I clicked the “Notify me when new comments are added” checkbox and now each time a comment is added I get several emails with the same comment. Is there any way you can remove people from that service? Appreciate it!

    Comments are closed.

    scroll to top