BREAKING NEWS

“Aniga Ahaan Guuleystaha Ballon d’Or Wuu Cad Yahay Waana Virgil Van Dijk” – Daafaca Liverpool Ee Van Dijk Oo Durtaba Lasii Caleemo Saaray. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Xiddiii hore ee kooxda Liverpool ee Danny Murph ayaa daafaca kooxdiisii hore ee Virgil Van Dijk ku sifeeyay midka u qalma hanashada abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan isaga oo ka horreysiiyay Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.

Virgil ayaa Ronaldo iyo Messi kusoo garaacay abaalmarintii xiddiga sanadka ee qaarada Yurub kahor intii uusan Messi ku guuleysan midii FIFA ee The Best iyadoo haatana laga war-sugayo cida hananaysa Ballon d’Or.

Image result for danny murphy"

Murphy ayaa aaminsan in daafaca 75-ka Milyan ku qiimaysani uu u qalmo abaalmarintan isagoo sababta ugu weyn kusoo koobay saamaynta cajiibka ah ee uu ku yeeshay Liverpool oo uu ku guuleeyay Champions League kana dhigay tartamayaal horyaalka ah.

Danny Murphy oo TalkSport la hadlaya ayaa yidhi “Aniga ahaan guuleystuhu wuu cad yahay (Waa) Virgil Van Dijk, Sidaas ayaan qabaa sababtoo ah saamaynta weyn ee uu ku yeeshay Liverpool”.

“Waxa jira wajiyo badan oo uu leeyahay, Tayadiisa hoggaamineed way kortay saamayntiisa ciyaartoyda kalena waa sababta ugu weyn, Saamayntiisa qaab ciyaareedka ciyaartoyda ku hareeraysan gaar ahaan afarta dambe waa mid cajiib ah”.Advertisements

“Sida muuqata waxaad la tacaalaysaa ciyaartoyda ugu wanaagsan dunida marka aad eegto rekoodhka gool dhalinta ee Lionel Messi haddii uu abaalmarinta kaga guuleysto Virgil Van Dijk waa inaad fahamto”.

“Laakiin qaab ciyaareedkiisu (Messi) Barcelona kamuu caawin inay ku guuleysato Champions League, Inta badan ku guuleystaha Ballon d’Or waxa uu ka yimaadaa guuleystaha Champions League, Shuruucdu waa kuwo halkaas ka jira mana arko sabab midaas loo bedelo”.

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    30 Replies to ““Aniga Ahaan Guuleystaha Ballon d’Or Wuu Cad Yahay Waana Virgil Van Dijk” – Daafaca Liverpool Ee Van Dijk Oo Durtaba Lasii Caleemo Saaray. {Akhriso}”

    1. you are in reality a just right webmaster. The website loading velocity is amazing. It sort of feels that you are doing any unique trick. Furthermore, The contents are masterpiece. you have done a excellent activity in this topic!

    2. I like what you guys are up also. Such clever work and reporting! Carry on the superb works guys I have incorporated you guys to my blogroll. I think it will improve the value of my website :).

    3. Wonderful work! This is the type of info that should be shared around the net. Shame on the search engines for not positioning this post higher! Come on over and visit my website . Thanks =)

    4. Sapid Agency is a Search Engine Optimization company in New York City that provides SEO Services. Their proprietary SEO strategies help struggling websites and aspiring business owners to rank their websites higher in multiple search engines like Google , Yahoo and Bing. They provide local and gmb map ranking for businesses in NYC and many other local areas. Find more at https://www.sapidagency.com/

    5. Somebody necessarily help to make critically posts I’d state. That is the very first time I frequented your web page and thus far? I amazed with the analysis you made to make this actual put up incredible. Great task!

    Comments are closed.

    scroll to top