BREAKING NEWS

Beesha Guuleedgaraad ayaa Tacsi Udiray Ehelki Qarbadii Reer Maxamuud Cismaan Cawad ay ka geeryootay ALLE ha unaxaristee Maamo Shamis Xaaji Faarax Suusle Iyo Magacayda Dadkii tacsida diraya.[Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Beesha Guuleed Garaad (Barkad) waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayayaan dhamaan reer Maxamuud Cismaan Cawed, khaasatan ehelka ay ka geeriyootey Alla ha u naxariisto’e Mama Shamis Xaaji Faarax Suusle oo ku geeriyeedey carriga Mareykanka, state ka Florida maalintii axada ee 10.11.2019.
Mama Shamis Xaaji Faarax Suusle ILLAAH ha ka waraabiyo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaana ha ka siiyo guud ahaan ehelkeeda oo dhan, gaar ahaan qoyska reer Maxamuud Cismaan Cawed iyo waxii carruurteedu sii dhaleen oo dhan, Aamiin, Aamiin !!!!!!!
Magacyada dadka tacsida diraya waa:

  1. Odey Xuseen Colujoog Cawed
  2. Odey Xirsi Cabdi Mahad
  3. Cabdisalaan Xaaji Xirsi
  4. Maxamed Cali Baarweyn (Gaalkacayo)
  5. Yusuf Maxamed Samatar
  6. Cali Axmed Geelle (Cali Gacamey)
  7. Caaqil Maxamed Dhuux Cali
  8. Ibrahim Cabaade Bulaale
  9. Cabdi Budhe Bulaale
  10. Yusuf Budhe Bulaale
  11. Maxamed Budhe Bulaale
  12. Cabdirisaq Xaaji Xirsi Dhabarlow
  13. Cali Xaaji Xirsi
  14. Yusuf Maxamed Ali Bunay
  15. Cismaan Nuur Dhabas
  16. Maxamud Cali Jidaal
  17. Khaalid Axmed Geelle
  18. Cabdinasir Awmaxamed Abokor
  19. Yusuf Axmed Geele
  20. Eng Mahdi Maxamud Cali Samatar
  21. Yusuf Cabdi Cali (Tuke)
  22. Abshir Cabdi Qoobyare
  23. Faarax Sugaal Guure
  24. Ismaciil Axmed Dayib
  25. Maxamed Nuur Budeeye
  26. Saleban Caydiid Jaamac
  27. Sayid Cali Jidaal
  28. Saleebaan Xaaldiid
  29. Ismacil Maxamed Jaamac ( Afmiishaar)
  30. Sacid Maxamed Xirsi
  31. Cabdiqadir Maxamud Qalalan
  32. Abdiqatin Xaaji Saciid Kabayar
  33. Bashir Maxamed Xirsi
  34. Xasan Cabdi qoobyare
  35. Maxamed Xaaji Dirir
  36. Ciise Xasan Raan
  37. Maxamud Axmed Qodax
  38. Cabdirisaq Nuur Budeeye
  39. Cabdillaahi Nuur Budeeye
  40. Cali Yuusuf Geelloxos
  41. Canab Yusuf Abokor
  42. Ibraahim Xirsi Biyoole
  43. Asad Maxamed Aware
  44. Sheekh Maxamed Hambaase
  45. Cabdi Jirde Cabdi Gurey
  46. Abokor Xaaji Maxamud Mire
  47. Cabdisamad Cali Baarweyn
  48. Cabdirisaq Warsame Hilowle
  49. Saleeban Haashi Dheere
  50. Sheekh Sahal Xasan
  51. Cali Maxamud Dafir (Cali Dharaafe)
  52. Aadan Xirsi Ibraahim (Aar)
  53. Cabdisalaan Yusuf Xoosh
  54. Amina Saalax Maxamed
  55. Amina Faarax Budeeyo
  56. Foosiya Xaaji Dirir
  57. Samsam Saleebaan Dabayl
  58. Sahra Aadan C Dheeg
  59. Kowsar Nuur Budeeye
  60. Samiira Faarax Budeeye
  61. Maxamed Maxamud F Digaale
  62. Khadija Maxamud F Digaale
  63. Faacuul Maxamed Jaamac
  64. Xareed Xaaji Sacid Kabayar
  65. Maxamed Yusuf Geel loxos (sufi)
  66. Cabdiqadir Nadiif Cali Burco
  67. Sheekh Barre Yusuf xuseen Dabaleeb
  68. Cismaan Nuur Budeeye
  69. Maxamud Cabdi Soome (Dulyar)
  70. Axmed M. Mussa (Dariq)
  71. Maxamed Xuseen Abdiqaal (Xaantiye)
  72. Cabdirashid Maxamud Dafir (Ukun)
  73. Rashiid Diiriye Faarax
  74. Iimaan Cismaan Kaarshe
  75. Maxamud Cali Baarweyn (Sanweyne)
  76. Maxamed Cabdiraxman Cali Burco
  77. Saleebaan Dalmar Faarax
  78. Dr Cabdirashid Cali Baarweyn
  79. Axmed Xuseen Colujoog
  80. Axmed Cabdi Budhe
  81. Luul Cali Jaamac
  82. Aasiya Cabdi Budhe
  83. Cabdillahi Cabdi Budhe
  84. Sharmarke Cabdi Budhe
  85. Cabdishakur Saleeban Cabaade
  86. Cabdiraxman Saleebaan Cabaade
  87. Ismaaciil Ibrahim cabaade
  88. Haashim Maxamed Bulale
  89. Seynab Yusuf Bulale
  90. Cabdiraxman Yusuf Bulale
  91. Anisa Cabdillaahi Ciise Oog
  92. Hani Maxamed Bulale
  93. Foosiya Xirsi Cabdi
  94. Cadar Saleebaan Dhegaweyne
  95. Faadumo Cali Dheeg
  96. Ikraan Cabdi Budhe
  97. Shaafici Cabdi Budhe

Fadlan lasoco marwalba Warbahinta WidhwidhOnline Dhacdooyinka Soomaliya iyo Caalamka odhane:

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    31 Replies to “Beesha Guuleedgaraad ayaa Tacsi Udiray Ehelki Qarbadii Reer Maxamuud Cismaan Cawad ay ka geeryootay ALLE ha unaxaristee Maamo Shamis Xaaji Faarax Suusle Iyo Magacayda Dadkii tacsida diraya.[Akhriso}”

    1. It’s a shame you don’t have a donate button! I’d most certainly donate to this fantastic blog! I guess for now i’ll settle for bookmarking and adding your RSS feed to my Google account. I look forward to new updates and will talk about this website with my Facebook group. Talk soon!

    2. This design is spectacular! You most certainly know how to keep a reader amused. Between your wit and your videos, I was almost moved to start my own blog (well, almost…HaHa!) Excellent job. I really loved what you had to say, and more than that, how you presented it. Too cool!

    3. The next time I learn a weblog, I hope that it doesnt disappoint me as much as this one. I imply, I know it was my option to learn, however I really thought youd have something interesting to say. All I hear is a bunch of whining about something that you might fix if you happen to werent too busy looking for attention.

    4. Wow that was unusual. I just wrote an very long comment but after I clicked submit my comment didn’t show up. Grrrr… well I’m not writing all that over again. Anyhow, just wanted to say wonderful blog!

    Comments are closed.

    scroll to top