BREAKING NEWS

Ururka ONLF Oo yeeshay hoggaan cusub (Akhriso)

Warbaahinta WidhwidhOnline

Shirweynaha ururka ONLF oo lagu qabtay magaalada Godey ee dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa lagu doortay hoggaan cusub oo uu yeeshay ururkaasi.

In ku dhow 600 oo Ergo ah ayaa ka qeyb gashay shirkaasi iyo sidoo kale xildhibaano ka tirsan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Ururkan oo muddo la dagaalamayey dowladda Itoobiya, hadana isku bedalay mid siyaasadeed ayaa waxaa xilka guddoomiyaha ku tartamay illaa laba musharrax oo kala ahaa, Cabdiraxmaan Sheekh Maadeey iyo Axmed Yaasiin.

Maadeey oo ka mid ahaa aas aasayaashii ONLF ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee ururkaasi, wuxuuna helay 340 cod, halka musaharraxa kale uu la yimid 251 cod, sida uu natiijada guddiga qabtay doorashadaasi.

ONLF oo u dagaalami jirtay xoreynta dhulka Soomaali Galbeed ayaa sanadkii hore  joojisay dagaalkii ay waday waxaana ay ku dhawaaqday inay tahay xisbi siyaasadeed.

Arrintaasi ayaa waxa ay ku timid, kaddib heshiis ay la galeen xukuumaadda  Ra’iisu lwasaraaha Itoobiya, Abiye Axmed oo isbedal ballaaran ka sameeyey dalkaas

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    29 Replies to “Ururka ONLF Oo yeeshay hoggaan cusub (Akhriso)”

    1. This design is steller! You most certainly know how to keep a reader entertained. Between your wit and your videos, I was almost moved to start my own blog (well, almost…HaHa!) Fantastic job. I really enjoyed what you had to say, and more than that, how you presented it. Too cool!

    2. Thank you for every other great post. The place else may anyone get that type of information in such an ideal approach of writing? I’ve a presentation subsequent week, and I am at the search for such information.

    3. Wow, superb blog layout! How long have you been blogging for? you make blogging look easy. The overall look of your web site is fantastic, as well as the content!

    4. hi!,I really like your writing so much! share we keep in touch more approximately your post on AOL? I need an expert in this area to resolve my problem. Maybe that’s you! Having a look ahead to look you.

    Comments are closed.

    scroll to top