BREAKING NEWS

Degdeg: Ciidamo Beleed Weerar ku Soo qaaday Boosaaso iyo Dagaal qaraar Oo dhacay.{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo iska soo horjeeda ku dagaallameen Koontaroolka laga galo Magaaladaas.

Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii askarta ilaalada Koontaroolka ay u diideen ciidamadan inay galaan magaalada Boosaaso; kadibna rasaas ka dhex bilaabatay labada ciidan ayaa keentay inuu ku geeriyoodo taliyihii Koontaroolka Boosaaso oo Magaciisa lagu soo gaabiyay Guduudoow sida ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee magaalada laga helay.

Ciidamadaan gadoodsan ee doonaya inay gudaha u galaan Boosaaso ayaa la sheegay inay ka gadoodsanyihiin khilaaf iyo muran xoogan oo hareeyay Shirkad lagu magacaabo PDG oo caawisa ciidamada Badda Puntland ee PMPF.

Ciidamada isku horfadhiya Boosaaso ayaa mararka qaar isku ridaya rasaas iyadoona qeyb kamida hubka ay isku adeegsanayaan laga maqlayo qeyb kamida duleedka magaalada.

Ciidamada loo diiday inay galaan magaalada ayaa wararku sheegayaan inay u abaabulan yihiin qaab beeleed, iyadoo uu wato nin lagu magacaabo Ciise Yulux.

Wararka qaar ayaa sheegaya in iska hor imaadka ay ku dhinteen ilaa 5 qof oo labada dhinac ah; iyadoo ay weli is hor fadhiyaan labada ciidan.

Waxaa sidoo kale la soo warinayaa in labada Ciidan ay gurmad ka kala helayaan labada Magaalo, waxaana wali kacsan xaaladda degaankaas.

Wixi kasoo kordha kala soco :Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “Degdeg: Ciidamo Beleed Weerar ku Soo qaaday Boosaaso iyo Dagaal qaraar Oo dhacay.{Akhriso}”

    1. blank BernardNab says:

      tarot card reading
      tarot reading
      tarot card meanings
      tarot card meanings list
      love tarot reading
      tarot card meanings pdf
      tarot cards reading
      one card tarot reading
      how to do a tarot reading
      tarot card reading near me
      https://ericsundwall.com/tarot-card-reading-and-meanings/
      tarot card reading free
      tarot card reading meaning
      tarot card readings online
      tarot card reading love
      tarot card reading austin
      tarot card reading youtube
      tarot card reading nyc
      tarot card reading layout
      tarot card reading how to
      tarot card reading lotus
      tarot card reading accuracy
      tarot card reading aries
      tarot card reading accurate
      tarot card reading austin texas
      tarot card reading about love
      tarot card reading astrology
      tarot card reading aquarius
      tarot card reading a sin
      a psychic card reading
      a free tarot card reading
      pick a tarot card reading
      is a tarot card reading accurate
      do a tarot card reading
      how a tarot card reading works
      how does a tarot card reading work
      the aeon tarot card reading
      what does a tarot card reading tell you
      the moon tarot card reading
      tarot card reading boston

    Comments are closed.

    scroll to top