BREAKING NEWS

Maxkamadda Ciidamada OO Xukun dil ku ridday rag Al-Shabaab U’ qaabilsanaa dilalka. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday xubno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasoo kala ah Shuceyb C/llaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdijabaar Xuseen.

Labadan dhalinyaro ayaa loo heystaa inay ka qeyb qaateen dilal ka dhacay magaalada Muqdisho oo loo geystay askar ka tirsan ciidanka dowladda.

Saadaq Cabdijabaar ayaa loo heystaa inuu ka mid ahaa Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta fulisa dilalka qorsheysan, waxaana lagu qabtay dilka Marxuum Ex Dable Maxamuud Xasan Ibraahim oo la dilay bishii March ee sanadkan 2019.

Eedeysanaha kale Shuceyb C/llaahi Maxamed ayaa isna loo heystaa dilka 3 askari iyo qof shacab ah oo ka ganacasanayay Hilibka, waxaana Maxkamadda ku soo eedeysay inuu siyaabo kala duwan ugu dilay Muqdisho illaa saddex askari laga soo bilaabo sanadkii 2017 illaa 2018.Valueimpression Placeholder

Shceyb ayaa si gaar ah loogu soo eedeeyay inuu dilay Saddex askari oo lagu kala magacaabo  Marxuum Ex- S/X/le X. Xuseen Macalin Cali Jilacow 28/06/2017, Marxuum Ex- G/le Bol. Yuusuf C/laahi Max’ud 09/12/2017 iyo Marxuum Ex- L/x/le Bol, C/laahi Ibraahim Xasan (Gambar) 05/05/2018,, halka Marxuum Cabdi Cali Max’ud oo ahaa nin shacab ah oo ka ganacsanaayay hilibka (Kawaanle) uu dilay taariikhda marka ay aheyd 27/11/2018, waxaana uu sidoo kale  dhaawac xabadeed uu u  gaysatay Dhibane C/raxmaan Max’ed Cali.

Sidoo kale Maxkamadda ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Maxamed Cismaan Axmed iyo Ismaaciil Aweys, kuwaasoo iyana loo heysto falal xiriira amni daro ka qeyb qaadashada d

Labadan Eedeysane ayaa loo heystaan inay qorsheynayeen dilka gabar qaadka ka ganacsatada, waxaana ka fashilmay isku dayga dilkooda, kaddib markii Ciidamo ka tirsan Booliska oo howlgal ku jiray ay gacanta ku dhigeen raggan, xilli ay wateen mooto bajaaj, kuna hubeysnaayeen Bastoolado.

Ugu dambeyn Maxkamadda ayaa sheegtay in qofkii aan ku qanacsaneyn xukunka Maxkamada uu ka qaadan karo racfaan.

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    49 Replies to “Maxkamadda Ciidamada OO Xukun dil ku ridday rag Al-Shabaab U’ qaabilsanaa dilalka. {Akhriso}”

    1. blank Belle Nila says:

      really nice

      This is as a matter of fact good data my friend. you are a very most luxurious scribbler . i hunger to helping with you my website as well. foresee me what do you contemplate fro it

      [url=https://tinyurl.com/smj3gl9]buy youtube views[/url]

      Thankyou again for posting such good content. Cheers

    2. I really appreciate this post. I have been looking everywhere for this! Thank goodness I found it on Bing. You have made my day! Thx again

    3. I have to thank you for the efforts you have put in penning this website. I really hope to check out the same high-grade content by you later on as well. In truth, your creative writing abilities has inspired me to get my own, personal blog now 😉

    4. blank Judi Online says:

      I have noticed that online education is getting well-liked because accomplishing your college degree online has developed into popular choice for many people. A lot of people have never had a possibility to attend a normal college or university yet seek the improved earning possibilities and a better job that a Bachelors Degree gives. Still other individuals might have a degree in one training but would wish to pursue one thing they now possess an interest in.

    5. A person necessarily help to make seriously posts I might state. That is the very first time I frequented your web page and up to now? I amazed with the research you made to create this particular submit amazing. Wonderful activity!

    6. It’s really a great and useful piece of info. I am satisfied that you just shared this useful information with us. Please stay us up to date like this. Thank you for sharing.

    Comments are closed.

    scroll to top