BREAKING NEWS

Al-Shabaab Oo war Culus ka Saartay dagaalkii Af-Urur.{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOline

– War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa looga hadlay weerar saacadihii la soo dhaafay dagaalyahanno ka tirsan kuwooda ay ku qaadeen saldhig ciidanka maamulka Puntland ay ku leeyihiin deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkaasi oo ku bilowday madaafiic uu xigay dagaal toos ah oo dhexmaray labada dhinac, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiis kala duwan.

Warka ka soo baxay Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay in dagaalkaasi iyo weerarka ka horreeyey ay ku dileen illaa 3 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowlad goboleedka Puntland, kuna dhaawaceen 6 kale, sida ay hadalka u dhigtay..

“Mujaahidiinta ayaa weerar isugu jiray madaafiic iyo dagaal toos ah ku qaaday saldhigga maleeshiyaadka maamulka Ridada Puntland ee deegaanka Af Urur, dhimashadu waa sedax lix kalane waa dhaawacmeen” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Al-Shabaab.

Dhinaca kale Puntland ayaa iyana dhankeeda guullo ka sheegtay dagaalkaasi, waxaana sarkaal ka tirsan ciidanka maamulkaasi uu xaqiijiyey in dagaalka uu socday ku dhawaad saacad, islamarkaana ay dib u wiiqeen xoogaggii  Shabaab ee weerarka soo qaaday.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dileen illaa shan shan ka tirsaneyd dableydii weerarka soo qaaday, sida uu hadalka u dhigay.

Xaaladda ayaa saaka degan, waxaana goobihii lagu dagaalamay ku sugan ciidamada Puntland oo howlgallo cusub ka bilaabay halkaasi.

Warbaahinta WidhwidhOnline :

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    18 Replies to “Al-Shabaab Oo war Culus ka Saartay dagaalkii Af-Urur.{Akhriso}”

    1. ps4 games says:

      It’s genuinely very complicated in this active life to listen news on TV,
      thus I just use internet for that purpose,
      and get the latest news.

    2. It’s the best time to make some plans for the future and it
      is time to be happy. I’ve read this post and if I could I want to suggest you few interesting things or tips.
      Maybe you can write next articles referring to this article.
      I want to read more things about it!

    3. It’s amazing to visit this web page and reading the views of
      all mates on the topic of this piece of writing,
      while I am also zealous of getting familiarity.

    4. ps4 games says:

      Thank you for the auspicious writeup. It actually used to be a amusement
      account it. Glance advanced to far brought agreeable
      from you! By the way, how could we keep up a correspondence?

    5. ps4 games says:

      Keep on writing, great job!

    6. Jameskew says:

      Thanks for posting this info. Its really usefull but check the spelling because I noticed few errors.

      You can check my site also here:

      [url=https://medium.com/@sdakdsakjmoloz2/cel-mai-bun-hosting-cea-mai-buna-gazduire-web-in-2019-b3fe1ebb897e]cel mai bun hosting[/url]

    7. ps4 games says:

      My spouse and I absolutely love your blog and find
      most of your post’s to be exactly I’m looking for.
      Do you offer guest writers to write content for yourself? I wouldn’t mind publishing a
      post or elaborating on some of the subjects you write with regards to here.
      Again, awesome weblog!

    8. ps4 games says:

      I love your blog.. very nice colors & theme. Did you design this website yourself or
      did you hire someone to do it for you? Plz reply as I’m looking to construct my own blog
      and would like to know where u got this from. thanks a lot

    Comments are closed.

    scroll to top