BREAKING NEWS

Mudane Madaxweyne Farmaajo: 3 Dal Oo loolamaya ayaa nagu haya cadaadis xooggan.{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline :

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay cadaadis xooggan kala kulmeyso saddex dal oo ku yaalla Khaliijka oo mid walba uu doonayo inuu xulufo la noqdo.

Farmaajo ayaa caqabadaha dowladdiisa ka haysta saddexdan dal carbeed uga warramay xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi, oo uu afar maalmood booqasho ku joogay.

“Maalmahan dalalka Khaliijka waxay kusoo biireen dhacdooyinka Soomaaliya ayaga oo caqabad ah. Waxaan isku dayeynaa inaan meeshooda ku hayno, si dowladda u shaqeyso oo ay dadka wax ugu qabato.” Ayuu yiri Farmaajo.

Dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay inay dhex-dhexaad ka tahay saddexdan dal, inkasta oo lagu eedeeyey inay la safatay Qatar, balse sheegtay in Qatar ay la leedahay kaliya xiriir wada-shaqeyn oo wanaagsan.Valueimpression Placeholder

Zakariya Yusuf oo ah fallanqeeya Soomaali ah oo la shaqeeya hay’adaha xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa sheegay in khilaafka dalalka carabta uu dhaawacayo Soomaaliya.

“Khilaafkan wuxuu keenay in Soomaalida la kala saftaan dalalka Carabta, sidaas darteedna wuxuu khilaaf ka dhex abuuray Soomaalida dhexdeeda.” Ayuu yiri.

“Imaaraadka Carabta waxay dhisayaan dekedaha Boosaaso iyo Berbera, ayaga oo aan fasax ka haysan dowladda dhexe ee Muqdisho.” Ayuu hadalkiisa sii raaciyey Zakariya.

Inkasta oo madaxweynuhu sheegay in saddexdan dal ee Khaliij ay ku loolamayaan Soomaaliya, haddana Imaaraadka Carabta ayaa mar hore isaga baxay Soomaaliya, halka Sacuudiga uu markii horeba joogitaan ku lahayn gudaha dalka. Waxaa hadda loolankaas ku adkaaday kuna haray dalka Qatar.

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    18 Replies to “Mudane Madaxweyne Farmaajo: 3 Dal Oo loolamaya ayaa nagu haya cadaadis xooggan.{Akhriso}”

    1. blank ps4 games says:

      Good day! This is kind of off topic but I need some help from an established blog.
      Is it very hard to set up your own blog? I’m not very techincal but I can figure things out pretty fast.
      I’m thinking about creating my own but I’m not sure where to begin. Do you have any ideas or suggestions?
      Cheers

    2. blank ps4 games says:

      Hey I know this is off topic but I was wondering if you knew of any widgets I could
      add to my blog that automatically tweet my newest twitter updates.
      I’ve been looking for a plug-in like this for quite some
      time and was hoping maybe you would have some experience with
      something like this. Please let me know if you run into anything.
      I truly enjoy reading your blog and I look forward to your new updates.

    Comments are closed.

    scroll to top