BREAKING NEWS

Muxuu Ahaa Ficilkii Naxariista Lahaa Uu Sameeyay Sadio Mane Ka Hor Kulankii Ay La Ciyaareen Congo? {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline :

Garabka duula ee Liverpool Sadio Mane ayaa soo bandhigay sida uu u yahay mid ka mid ah dadka ugu daacadsan uguna qalbiga fiican kadib markii uu caawiyay mid ka mid ah shaqaalaha qarankiisa ka hor kulankii ay la ciyaareen Congo kana tirsanaa isreeb-reebka koobka qaramada Afrika.

Senegal ayaa 2-0 kaga badisay Congo kulankii dhacay Arbacadii, balse markii ay ciyaartoyda kasoo dagayeen Bus-ka, Sadio wuxuu caawiyay shaqaalaha xulka qaranka isagoo la qaaday alaabta ay u wadeen ciyaartoyda.

Sadio Mane wuxuu Liverpool ka qaataa adduun dhan 100,000 kun oo Pound, muuqaalka aad hoos ka daawan doonto ayaana muujinaya sida uu mid ka mid ah xiddigaha qaranka u arki waayay, balse uu Mane isku xilqaamay.

Warbaahinta WidhwidhOnline :

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    56 Replies to “Muxuu Ahaa Ficilkii Naxariista Lahaa Uu Sameeyay Sadio Mane Ka Hor Kulankii Ay La Ciyaareen Congo? {Akhriso}”

    1. Hello my friend! I wish to say that this article is awesome, nice written and include approximately all vital infos. I would like to see more posts like this.

    2. Miami Movers says:

      I just like the valuable information you supply to your articles. I will bookmark your blog and test again right here regularly. I am reasonably certain I’ll learn lots of new stuff proper right here! Best of luck for the next!

    3. I really like your writing style, great information, appreciate it for posting :D. “In every affair consider what precedes and what follows, and then undertake it.” by Epictetus.

    4. I simply need to inform you that I am new to posting and absolutely adored your review. Very possible I am going to store your blog post . You literally have memorable article materials. Be Grateful For it for sharing with us your favorite site document

    5. web tasarım says:

      Web Tasarım, Hayalinizdeki Siteye Sahip Olmak için Artık Kodlama Bilmenize Gerek Yok. Özelleştirilebilir şablon. Trafik arttırıcı araçlar. Web Macaw İle Kişisel sanal mağaza. SEO wizard. 100’lerce şablon. 1000’lerce bedava resim. Üst düzey hosting. 100’lerce uygulama. Mobil optimize. 7/24 destek hizmeti.

    6. CRM Medya says:

      Web Tasarım, Hayalinizdeki Siteye Sahip Olmak için Artık Kodlama Bilmenize Gerek Yok. Özelleştirilebilir şablon. Trafik arttırıcı araçlar. Web Macaw İle Kişisel sanal mağaza. SEO wizard. 100’lerce şablon. 1000’lerce bedava resim. Üst düzey hosting. 100’lerce uygulama. Mobil optimize. 7/24 destek hizmeti.

    Comments are closed.

    scroll to top