BREAKING NEWS

Ra’iisul Wassaare Khayre Oo Beesh Caalamka Umujiyay Sharafta Summada Booliska Soomaaliya hadyaddana Uga dhigay Madasha Nabadda Paris?{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline :

 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sanadkan ka qeyb galay Madasha Nabadda ee Paris intii u dhaxeysay 11-13 bishan November madasha guddoonsiiyay Summadda Booliska Soomaaliya.

Madasha ayaa sanadkan ka codsatay dhammaan madaxdii ka soo qeybgashay in ay dhigaan summado dalalkooda lagu xasuusto, taa oo qeyb ka ah aasaaska maktabad xuuseed u gaar ah madshan lagu gorfeeyo xal u helidda dhibaatooyinka dunida ka jira.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhigaya summadda Booliska Soomaaliya matxafka cusub ayaa yiri “Waa astaanta iyo summadda Booliska Qaranka Soomaaliya, askari kasta wuxuu ku wataa madaxa, maxaa yeelay waa astaan nabadeed.”

Khayre ayaa intaas raaciyay “xayawaanka summadda u ah booliskeena laftiisa waa xayawaanka ugu nabadda badan, taasina waa sababta marka la dhawrayo amniga iyo kala dambeynta, booliska dal kasta u matalaan, waxaana u gartay inuu yahay shay macno ku fadhiya inaan idin keenno.”Valueimpression Placeholder

Summadan ayaa Soomaaliya lagu xasuusan doonaa, iyada oo ka qeyb galayaasha madashan oo sanadkan kasta ku dhow toban kun oo qof oo daafaha dunida iskaga imaanayo ay daawan doonaan.

Warbaahinta WidhwidhOnline :

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    59 Replies to “Ra’iisul Wassaare Khayre Oo Beesh Caalamka Umujiyay Sharafta Summada Booliska Soomaaliya hadyaddana Uga dhigay Madasha Nabadda Paris?{Akhriso}”

    1. web macaw says:

      Web Tasarım, Hayalinizdeki Siteye Sahip Olmak için Artık Kodlama Bilmenize Gerek Yok. Özelleştirilebilir şablon. Trafik arttırıcı araçlar. Web Macaw İle Kişisel sanal mağaza. SEO wizard. 100’lerce şablon. 1000’lerce bedava resim. Üst düzey hosting. 100’lerce uygulama. Mobil optimize. 7/24 destek hizmeti.

    2. Web Tasarım, Hayalinizdeki Siteye Sahip Olmak için Artık Kodlama Bilmenize Gerek Yok. Özelleştirilebilir şablon. Trafik arttırıcı araçlar. Web Macaw İle Kişisel sanal mağaza. SEO wizard. 100’lerce şablon. 1000’lerce bedava resim. Üst düzey hosting. 100’lerce uygulama. Mobil optimize. 7/24 destek hizmeti.

    Comments are closed.

    scroll to top