BREAKING NEWS

C.raxmaan Cirro Oo Banaanbax Ku baaqay Berri, Iyo Jawaab Uu siiyey Muuse,{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline:

Waxaa cadaatay inaan Muuse ku hadhin, Wax aan ahayn Muran iyo Garnaqsi aan dhamaad lahayn, Maanta talladu  waxay u taalaa Waxgaradka umadda,  Waana in la isugu yimaado Madal Qaran, Waxaan u sheegayaa Taagerayaasha Xisbiga Wadani in maalinta berry ah isugu yimaadaan Xarunta Xisbiga Wadani ee magaalada Hargeisa”.  Ayuu yidhi Cirro.

Dhinaca kale Cabdiraxmaan Cirro wuxuu ka Jawaabay Hadalo maalintii shalay kasoo yeedhay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi, Kuwaasi oo sheegay inay Dumin karaan Somaliland, iyadoo Xisbiga Wadani iyo Taageerayaashii lagu eedeeyay inay Xidhiidh la leeyihiin DF Soomaaliya.

“Waxaan ummadda u sheegayaa in Muuse iyo Gacanyareyaashiisu Arinta DF Soomaaliya u Adeegsadaan ku Cel Celinta Arinaasi kala Qaybinta Bulshada Somaliland, Iyadoo Muuse ay Shaqsi ahaan u dheer tahahy inuu u jeedo Beel gaar ah oo Reer Somaliland ah, Isagoo  dadka kala Qaybinaya , Arintaasi oo  Sun ku ah Qaranimada Somaliland”.

“Shalay Muuse Wuxuu ka qayb galay Carwo Caafimaad, Waxaa laga filayey inuu ka hadlay Arimaha Caafimaadka, iyo Xanuunadii dadka dilay, Hasayeeshee Waxaa muuqata inaan Muuse Xog-ogaal u ahayn Dastuurka iyo Xeerarka Somaliland”.

Gudoomiye ciro wakhtiadi uadanabaysay waxa uu calamka usheegaya iyo Dadka somaliland inuu ninkani yahay midaan wadi karin maamulkan ‘sidaa awgedna laga tashado

Maalinka bari ayaa lafilaya tagerayasha Xisbiga Waddani inay sameeyan mudaharaadyo baahsan oo laga soo horjeedo Muuse biixi

Warbahinta WidhwidhOnline :

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    64 Replies to “C.raxmaan Cirro Oo Banaanbax Ku baaqay Berri, Iyo Jawaab Uu siiyey Muuse,{Akhriso}”

    1. I was reading through some of your posts on this internet site and I believe this website is really informative ! Retain posting .

    2. Great work! This is the type of information that should be shared around the web. Disgrace on Google for no longer positioning this post higher! Come on over and consult with my site . Thanks =)

    3. Web Tasarım, Hayalinizdeki Siteye Sahip Olmak için Artık Kodlama Bilmenize Gerek Yok. Özelleştirilebilir şablon. Trafik arttırıcı araçlar. Web Macaw İle Kişisel sanal mağaza. SEO wizard. 100’lerce şablon. 1000’lerce bedava resim. Üst düzey hosting. 100’lerce uygulama. Mobil optimize. 7/24 destek hizmeti.

    4. Gday here, just turned out to be alert to your weblog through Google, and discovered that it is genuinely entertaining. I will like if you carry on this informative article.

    5. ideasoft says:

      Web Tasarım, Hayalinizdeki Siteye Sahip Olmak için Artık Kodlama Bilmenize Gerek Yok. Özelleştirilebilir şablon. Trafik arttırıcı araçlar. Web Macaw İle Kişisel sanal mağaza. SEO wizard. 100’lerce şablon. 1000’lerce bedava resim. Üst düzey hosting. 100’lerce uygulama. Mobil optimize. 7/24 destek hizmeti.

    6. I dugg some of you post as I cogitated they were handy very useful

    7. Amalia Kiester says:

      This is a very decorous post. Thankyou appropriate for keeping us informed.

      forex

    Comments are closed.

    scroll to top