BREAKING NEWS

Gudoomiye Cumar finish oo dhexd marada Ugu xidhay hagajinta iyo bilic soo celinta Muqdisho Xadhigana kajaray waddooyinCusub (Daawo Sawirada)

Warbaahinta WidhwidhOnline:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha wadada isku xirta Isgoosyada Siinaay iyo Baar-Ayaan ee degmooyinka Warta-Nabada iyo Yaaqshiid.

Laamigan cusub ayaa dib u dhis lagu sameeyay, waxaana dhismahana laamigan iska kaashaday maamulka Gobolka Banaadir , ganacsatada iyo sidoo kale dadka degan hareeraha laamiga iyo xaafadaha ku dhaw dhaw.

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa kula dardaarmay bulshada Caasimadda kunool iney xoojiyaan ilaalinta nadaafada iyo bilicda wadooyinka, waxa uuna tilmaamay in dhismaha laamiyada sare u qaadeyso bilicda caasimada.

Xarig jarka wadadan dib u dhiska lagu sameeyay ayaa kusoo aadeysa xili ay bur bureen qaar kamid ah laamiyadii dhawaan laga dhisay Muqdisho halka laamiyada qaarna ay boodhcaad ka kormeer kadib markii la waayay cid nadiifisa.

blank
blank
blank
blank

Warbaahinta WidhwidhOnline :

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    5 Replies to “Gudoomiye Cumar finish oo dhexd marada Ugu xidhay hagajinta iyo bilic soo celinta Muqdisho Xadhigana kajaray waddooyinCusub (Daawo Sawirada)”

    1. blank Nathangauct says:

      В компании вы можете приобрести МЕШАЛКИ, Емкости и резервуары с подогревом, Планетарные мешалки, Сжигание осадков сточных вод, Водоприемный колодец, Тонкослойные модули (БМТ), Очистка промышленных сточных вод (молоко, пиво, спирт, животноводство, прачки т.д.), ОДЪЕМНЫЕ УСТРОЙСТВА И МЕТАЛЛОКОНСТРУКЦИИ Нестандартные металлоконструкции, ВОДООЧИСТНОЕ ОБОРУДОВАНИЕ Тонкослойные отстойники, ПОДЪЕМНЫЕ УСТРОЙСТВА И МЕТАЛЛОКОНСТРУКЦИИ Подъемники, ОЧИСТКА ЛИВНЕВЫХ СТОЧНЫХ ВОД Пескоуловители тангенциальные с шнековой выгрузкой, НАСОСНОЕ И КОМПРЕССОРНОЕ ОБОРУДОВАНИЕ (Грунфос, КСБ, Вило, КИТ, Взлёт, ТВП) Станции повышения давление, ВОДОПОДГОТОВКУ Мембраны и реагенты для осмоса, а также все для автомойки Автомойки на базе флотации.

      У нас вы найдете Строительство ЛОС, а также Канализационные трубы, мы можем произвести Строительство кессона. Бурение скважин на воду, Поиск полезных ископаемых, Монтаж водоснабжения.

      В компании проектирует, производит Обслуживание систем отопления.

      методы обезвоживания осадка обезвоживание осадка сточных вод оборудование

    2. blank Joefap says:

      [url=https://amoxicillin1.com/]amoxicillin 500[/url] [url=https://sildenafilcit.com/]sildenafil tablets[/url]

    Comments are closed.

    scroll to top