BREAKING NEWS

Wasiirka Gaashaandhiga iyo masuuliyiin kale oo tagay Owdheegle (Daawo Sawirada)

Warbaahinta WidhwidhOnline:

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ( Amar-dambe) iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay Degmada Owdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa degmada Owdheegle kusoo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ay wehliyeen wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka iyo Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose.

Masuuliyiintan ayaa u kuur galayay xaalada degmada Owdheegle oo bilo kahor ciidanka milatariga kala wareegeen Al Shabaab, waxa ayna masuuliyiintan sheegeen in xarumo caafimaad iyo xarumo kale oo muhiim ah laga hirgalinayo Owdheegle.

Degmada Owdheegle waxaa hada maamula ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Sida gaarka ah u tababaran, waxaana degmadaasi laga dareemayaa isbadal tan iyo markii ay dowlada si buuxda ula wareegtay.

blank
blank
blank

Warbaahinta WidhwidhOnline :

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    125 Replies to “Wasiirka Gaashaandhiga iyo masuuliyiin kale oo tagay Owdheegle (Daawo Sawirada)”

    1. blank slot joker says:

      Great article. I’m going through some of these issues as well..

    2. A fascinating discussion is definitely worth comment. There’s no doubt that that you ought to publish more on this topic, it might not be a taboo subject but generally people don’t discuss such subjects. To the next! All the best!!

    3. I want to to thank you for this good read!! I certainly enjoyed every bit of it. I have you book-marked to check out new stuff you post…

    4. There’s certainly a great deal to learn about this issue. I like all the points you made.

    Comments are closed.

    scroll to top