Warbaahinta WidhwidhOnline :
Xildhibaan nacnac oo kulahadlayay khadka telefonka shabakada haragaysanews ayaa yidhi waxa aanu habaaraynaa madaxwayne kusheega somaliland ee Muuse biixi waxa aanu kabaqaya inuu burburiyo waddanka
Su’al lawaydiyay xildhibanka miyaadan aqoonsanayn madaxwaynaha? Ayaa kujawabay Dadkii soo doortay ayaa kaso horjeestay anigu waan aqoonsanahay ayuu yidhi xildhibaan nacnaca !
somaliland ilaahay waxa uu uqaaday handaraabnimadii wayna handaraaban tahay somaliland
Xildhibaanka ayaa sheegay inay hargaysa oo dhane ay bandaw tahay saaka waddooyinka odhane ay xidhan yihiin
Wax aanu ilaahay kabaryaynaa dadkana ka codsanaynaa inay noogu soo duceyaan madaxwayne daacad noogu shaqeeya .
Hadalka Xildhibanka ayaa kusoo beegmaya kadib markii shalay Gudoomiyha cirro kudhawaaqay tagerayasha xisabiga waddani inay isugu yimaadaan madasha xisbiga waddani si ay umuujiyaan xalada hatan waddanku kusugan yahay
Subaxdi hore saaka ayaa gabi’ ahaanba ciidmada muuse biixi ku soo daad gureeyay gudaha haragaysa gaar ahaan xafiisk xisbiga wadadani
Gudoomiye cirro ayaa isagu go’ aan kiisii kusocday ayaa yimina xarunta Xisbiga oo ay kusugan yihiin boqolaal taageerayaashisa ah Gudoomiyaha oo lugayana ayaa yimi yagoo ciiidankii halkaas kusuganaa ay rasaaseeyeen cirrro laakina uma joojina gudoomiyuhu hawshisa ayuu iska wataya
halkaasna kula hadlay warbaahinta
Wixii soo kordha kala soco Warbaahinta WidhwidhOnline :