BREAKING NEWS

Kooxada Al-shabaab oo War Ka Soo Saartay Dilkii Sirdoonka Puntland ee Mudu {Akhriso}

Sarkaakiisha Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka taliyihii sirdoonka Puntland ee gobolka Mudug, Xaashi Cilmi Geelle , kaas oo xalay fiidkii hore lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi.

War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen dagaalyahanno ka tirsan kuwooda lagu khaariyey taliyahaasi.

“Mujaahidiinta ayaa howlgal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ku khaarijiyay Xaashi Cilmi Geelle oo ahaa madaxii Ashahaadda ladirirka maamulka Ridada Puntland ee gobolka Mudug.” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Sidoo kale warkan ayaa lagu sheegay in kooxdii fulisay dilka ay si nabad ah uga tageen halkaasi.

Taliyaha ayaa xilliga la dilayay ku sugnaa meel aan sidaas uga fogayn guriga uu ka deganaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Goobjogayaal ayaa Warbahinta WidhwidhOnline xaqiijiyay in xilliga la dilayay Marxuumka uu isku diyaarinayay inuu aado masaajid u dhawaa, maadaama la isku diyaarinayay salaadda Makhrib oo xilligaas la gelayay.

Warbaahinta WidhwidhOnline:

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    286 Replies to “Kooxada Al-shabaab oo War Ka Soo Saartay Dilkii Sirdoonka Puntland ee Mudu {Akhriso}”

    1. Oh my goodness! Incredible article dude! Thank you, However I am experiencing problems with your RSS. I don’t know why I am unable to join it. Is there anyone else getting identical RSS problems? Anyone who knows the answer will you kindly respond? Thanks!!

    2. Hi, I do believe this is an excellent blog. I stumbledupon it 😉 I will revisit once again since I book marked it. Money and freedom is the greatest way to change, may you be rich and continue to help others.

    3. Next time I read a blog, I hope that it doesn’t disappoint me just as much as this one. After all, Yes, it was my choice to read through, however I actually believed you’d have something interesting to talk about. All I hear is a bunch of complaining about something you could possibly fix if you weren’t too busy searching for attention.

    4. An interesting discussion is definitely worth comment. I believe that you ought to write more about this topic, it may not be a taboo matter but typically people don’t talk about such issues. To the next! Cheers!!

    Comments are closed.

    scroll to top