BREAKING NEWS

Xagee Laga Dhisay Masaajidka Ugu Wayn Qaarada Africa [Daawo Sawirro}

Waxaa Magaalada Dhaka ee caasimada dalka Senegaal waxaa xariga looga jaray masjidka ugu weyn Galbeedka Qaarada Afrika, masjidkan ayaana ah mid si qurux badan loo dhisay loona nashqadeeyay.

Dhismaha Masjidkan oo socday dhow iyo toban sano ayaa la sheegay in ay ku baxday lacag  ka badan 40 malyan oo dollar , waxaana masjidkan dhismihiisa gacan weyn ka geestay dariiqo Suufi ah oo ku badan dalkaasi.

Gudaha Masjidka waxaa lagu qabtay munaasabad lagu furayay masjidlan cusub, waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan dowlada Senegaal iyo dad ka badan 10-kun oo ruux oo magaalooyin kala duwan ka yimid.

Masjidka ugu weyn Galbeedka Afrika oo loogu magac daray Massalikul Jinaan ayaa waxaa halkii mar ku dukan kara 30-kun oo qof, waxaana masjidkan uu ku fadhiyaa dhul gaaraya lix Hektar.

Warbaahinta WidhwidhOnline;

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    20 Replies to “Xagee Laga Dhisay Masaajidka Ugu Wayn Qaarada Africa [Daawo Sawirro}”

    1. blank ps4 games says:

      Hmm it appears like your blog ate my first comment (it was super long) so I guess I’ll just sum it
      up what I submitted and say, I’m thoroughly enjoying your blog.
      I as well am an aspiring blog blogger but I’m still new
      to the whole thing. Do you have any suggestions for
      newbie blog writers? I’d really appreciate it.

    2. blank ps4 games says:

      hello there and thank you for your info – I’ve certainly picked up anything new from
      right here. I did however expertise several technical points using this web
      site, as I experienced to reload the website a
      lot of times previous to I could get it to load correctly. I had
      been wondering if your web host is OK? Not that I am complaining, but sluggish loading instances
      times will often affect your placement in google and could damage
      your quality score if ads and marketing with Adwords.
      Well I’m adding this RSS to my email and could look out for much more of your respective exciting content.
      Make sure you update this again soon.

    3. blank coconut oil says:

      Genuinely when someone doesn’t be aware of after that its up to other viewers
      that they will assist, so here it takes place.

    Comments are closed.

    scroll to top