BREAKING NEWS

Xiisadda ka Taagan Somaliland oo Wali Cakiran & Wadahal Furmay {Daawo Sawirro}

 Wararkii ugu danbeeyay ee xiisadii rabshadaha laheyd ee 48-saac u dambeeyay ka taagnaa gudaha Somaliland, ayaa saacado ka hor waxa magaalada Hargeysa ka bilowday kulamo xal loogu raadinayo soo afjarida xiisadaasi.

Xiisadan ayaa si weyn uga dhex aloosan Xisbiga mucaaridka ah ee Waddan iyo Xukuumada Muuse Biixi, kuwaasi oo isku mari la’ xubnaha cusub ee komishanka ee uu ansixiyey golaha wakiilada Somaliland.

Xubno uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha xisbiga Waddani iyo Mas’uuliyiinta ka tirsan xisbiga, kuwaasi oo ay wehlinayeen xubno kale oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Ucid.

Xubnahaasi ka qeyb galay kulanka ayaa waxay si wadajir ah u cambaareeyeen xariga Xukuumada Muuse Biixi ay kula kacday Mas’uuliyiin sarre oo ka tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, iyagoona sheegay inay xukuumadu hayso wado qaldan.Valueimpression Placeholder

Waxa kale oo ay xubnahaasi ka dhawaajiyeen in Xukuumada Muuse Biixi ay ku qaldaneed talaabooyinka ay ku istaageysay banaanbaxyada xisbiga, iyo weliba ciidamada dheeriga ah ee xarumahooda lagula wareegay.

Kulankan ayaa u muuqda mid usii gogol xaadhaya kulamo kale oo lagu dajinayo xiisada ka dhex taagana Xisbiga Waddani iyo Xukuumada Biixi, si xal looga gaaro qalalaasaha siyaasadeed ee rabshadaha ka abuuray magaalooyinka Somaliland

Warbaahinta WidhwidhOnline:

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    78 Replies to “Xiisadda ka Taagan Somaliland oo Wali Cakiran & Wadahal Furmay {Daawo Sawirro}”

    1. I simply want to tell you that I’m beginner to weblog and definitely liked your web page. Almost certainly I’m want to bookmark your website . You certainly have tremendous writings. Kudos for sharing with us your web-site.

    2. I’d have to examine with you here. Which is not something I usually do! I get pleasure from reading a publish that can make individuals think. Additionally, thanks for allowing me to remark!

    3. I think other website owners should take this website as an model, very clean and superb user genial design and style .

    4. Thank you for sharing superb informations. Your web-site is so cool. I am impressed by the details that you have on this web site. It reveals how nicely you perceive this subject. Bookmarked this web page, will come back for extra articles. You, my friend, ROCK! I found simply the info I already searched all over the place and just could not come across. What a perfect web site.

    5. I’m very happy to find this website. I wanted to thank you for ones time just for this fantastic read!! I definitely enjoyed every part of it and i also have you saved to fav to see new information in your web site.

    6. blank i99bet says:

      I couldn’t resist commenting. Well written!

    7. Hey rather cool internet web-site!! Man .. Beautiful .. Amazing .. I’ll bookmark your internet site and take the feeds also’I’m happy to uncover numerous beneficial details right here inside the submit, we will need develop far more strategies in this regard, thanks for sharing. . . . . .

    Comments are closed.

    scroll to top