BREAKING NEWS

Dhimahshada oo maraysa 106 qof kadib xaalado jaah wareer ah oo uu galay dalka Iran

Hay’adda udooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in dibad baxyada dalka Iran ay ku dhinteen in kabadan 100 ruux.

War saxaafadeed ay soo saartay hay’adan oo fadhigeedu yahay dalka UK ayaa ciidamada amaanka ku eedeeyay in ay tacadiyo kala duwan kula kaceen dibad baxyaasha

“Ugu yaraan 106 ruux oo dibad baxyaal ah ayaa ku dhintay 21 magaalo oo katirsan dalka Iran” ayaa lagu yiri warbixinta hay’adda.

Dowladda Iran ayaanan wali wax jawaab ah ka bixinin warbixinta hay’adda.

Sidoo kale masuuliyiinta dowladda Iran ayaanan wali si rasmi ah u shaacinin dadka ku dhintay iyo kuwo ku dhaawacmay dibad baxyada.

Dibadbaxyada Jimhihii dalkaasi ka bilawday ayaana yimid kadib markii dadku ay ka cawdeen qiimaha shidaalka oo ay dowladdu sara u qaaday.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    21 Replies to “Dhimahshada oo maraysa 106 qof kadib xaalado jaah wareer ah oo uu galay dalka Iran”

    1. blank ps4 games says:

      I am really inspired with your writing abilities as smartly
      as with the format in your blog. Is this a paid theme or did you customize it your self?
      Either way keep up the excellent quality writing, it’s rare to peer a great blog
      like this one nowadays..

    2. blank ps4 games says:

      Have you ever thought about adding a little bit more than just your articles?

      I mean, what you say is important and all. But imagine if you added some great
      graphics or videos to give your posts more, “pop”! Your content is excellent but
      with images and videos, this site could certainly be one of the most beneficial in its niche.
      Wonderful blog!

    3. blank coconut oil says:

      I don’t even know how I ended up here, but I thought this post was great.

      I don’t know who you are but definitely you
      are going to a famous blogger if you are not already 😉 Cheers!

    4. blank coconut oil says:

      It’s an remarkable article for all the online visitors; they will
      take benefit from it I am sure.

    5. blank coconut oil says:

      I really like what you guys tend to be up too.

      This kind of clever work and exposure! Keep up the very good works guys I’ve incorporated you guys to our blogroll.

    Comments are closed.

    scroll to top