BREAKING NEWS

Gabar uu dhalay Elman oo lagu dhax dilay xarunta Xalane ee Muqdisho

Warar kusoo dhacay warqabadka shabakada Widh Widh online ayaa sheegaya in gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ka dhacday toogasho lagu dilay Gabar Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Qoys caan ah.

Toogashada oon la oeyn wali cida fulisay ayaa waxaa ku geeriyooday Almaas Elman Cali Axmed oo heesata dhalashada dalka Canada, waxa ayna gabadhan horey usoo noqotay Xoghayaha kowaad ee Safaaradda soomaaliye ee Kenya.

Gabadhan lagu dhax dilay gudaha xarunta Xalane ay degan yihiin AMISOM iyo qaar kamid ah safaaradaha reer Galbeedka ayaa waxaa dhalay Elman Cali Axmed oo ahaa nin caan ahaa oo u ololeeyn jiray nabada kaa oo horey loogu dilay Muqdisho.

Wali ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowlada iyo AMISOM oo ku aadan dilka gabadhan Soomaaliyeed iyo cida fulisay, waxaana xusid mudan in xarunta Xalane ay tahay mid amaankeeda si weyn loo ilaaliyo ayna joogaan ciidamo kala duwan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    17 Replies to “Gabar uu dhalay Elman oo lagu dhax dilay xarunta Xalane ee Muqdisho”

    1. blank ps4 games says:

      Wonderful, what a weblog it is! This website provides useful information to us,
      keep it up.

    2. you’re truly a good webmaster. The site loading speed is amazing.
      It kind of feels that you are doing any unique trick.
      Furthermore, The contents are masterwork.
      you have performed a wonderful activity in this matter!

    3. I think the admin of this web page is genuinely working
      hard in support of his site, because here every
      information is quality based stuff.

    4. blank ps4 games says:

      Hello there! This is kind of off topic but I need some help
      from an established blog. Is it tough to set up your
      own blog? I’m not very techincal but I can figure things out pretty quick.
      I’m thinking about making my own but I’m not sure where to begin. Do you
      have any points or suggestions? Cheers

    5. blank ps4 games says:

      Greetings from Idaho! I’m bored to death at work so I decided to
      browse your site on my iphone during lunch break.
      I enjoy the knowledge you provide here and can’t wait to take a look
      when I get home. I’m shocked at how fast your blog loaded on my phone ..
      I’m not even using WIFI, just 3G .. Anyways, great site!

    6. blank coconut oil says:

      I loved as much as you’ll receive carried out right here.
      The sketch is tasteful, your authored subject matter stylish.
      nonetheless, you command get bought an impatience over that you wish be delivering the following.

      unwell unquestionably come more formerly again since exactly the same nearly very often inside case you shield this increase.

    Comments are closed.

    scroll to top