Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in gudaha magaalada uu haatan ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Dagaalkan ayaa ka socda isgoyska Ex Control Afgooye agagaarka xarunta Taliska ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, waxaana dhawaqa rasaasta laga maqlayaa magaalada Muqdisho iyadoona dagaalku uu u dhaxeeyo ciidamada kawada tirsan dowladda Soomaaliya.
Ciidamo ka tirsan ciidamada Asluubta iyo ciidamada ilaalada ah ee jidka uu dhismuhu ka socdo ee Ex Control Afgooye ayaa la sheegay in dagaalku uu dhaxeeyo.
Ilaa hadda si rasmi ah looma oga sababta keentay inuu dagaalkaas bilowdo, waxaase si dhab ah loo xaqiijin karin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkani maadaama uu weli socdo.
My family every time say that I am wasting my time here at web, except I know I
am getting knowledge everyday by reading such fastidious articles.
Thanks for sharing your thoughts on quest bars cheap. Regards
Excellent post. I was checking continuously this blog and I am impressed!
Very useful information specifically the last part 🙂 I care for such info much.
I was seeking this certain information for a long time.
Thank you and good luck.
Hey! I know this is somewhat off topic but I was wondering
if you knew where I could get a captcha plugin for my comment
form? I’m using the same blog platform as yours and I’m having problems finding one?
Thanks a lot!
Hi there mates, its great paragraph about tutoringand completely explained, keep it up all the time.
It’s going to be finish of mine day, however before end I am reading this great piece of writing
to improve my experience.
Aw, this was an incredibly good post. Spending some time and actual effort to create a good article… but what can I say… I put things off a whole lot and never seem to get nearly
anything done.
sildenafil citrate online