BREAKING NEWS

AMISOM iyo Taliska Booliiska Soomaaliya oo ka wada hadlay Amniga Doorashooyinka{Sawiro}

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa uu la kulmay Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM Amb, Francisco Madeira, iyaga oo ka wada hadlay arrimo la xiriira doorashada la filayo inay ka dhacdo Soomaaliya iyo sidii amniga loo adkeyn lahaa.

Kulan oo ka dhacay Muqdisho oo ay ka qeybgaleen saraakiil sare oo ka tirsan AMISOM iyo saraakiisha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa taliyaha ciidanka Booliska Jeneraal Xijaar wuxuu ka warbixiyay guddiga Amniga ee dhowaan la sameeyay iyo sida ay AMISOM u taageeri karto howl-wadeenada iyaga oo sugaya amniga doorashada labada baarlamaan iyo doorashada madaxweynaha, oo la rajeynayo in dhacdo ama la qabto 2020/2021.
Isaga oo faahfaahin ka bixinaya diyaarinta ilaa iyo hadda laga sameeyay dhinaca Amniga ayaa Janeraal Xijaar, wuxuu kulanka ka sheegay in weli wax badan loo baahan yahay in la qabto, balse horumar ballaaran ay sameeysay dowladda Federaalka Soomaaliya DFS, iyadoo la kaashaneysa la-hawlgalayaasha caalamiga ah, si kor loogu qaado amniga Muqdisho , magaalooyinka kale iyo tuulooyinka dalka oo dhan.

Taliyaha Ciidanka Booliiska, oo ay wehelinayeen Taliye kuxigeenka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guud Zakia Hussein Ahmed iyo saraakiil kale, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ogaado meelaha ay doorashadu ka dhici doonto, tirada dadka ka qeyb qaadan doona doorashooyinka. iyo sidoo kale in la tababaro Ciidamo dheeri ah si ay gacan uga geystaan ​​sugidda amniga doorashooyinka.

Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Amb, Francisco Madeira ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in AMISOM iyo ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay wada shaqeeyaan si loo ilaaliyo amniga loogana hortago weerarada ay Al-Shabaab ka geystaan Muqdisho.

“Waxaan u baahanahay inaan eegno dhowr arimood oo u dhaxeeya ilaha jira, sida aan u sugi karno doorashooyinka, gaar ahaan waxaan kasoo qaadaneynaa khibradeena hore iyo arinta xasaasiga ah ee tilmaamida meelaha ay doorashadu ka dhici doonto ” ayuu yiri Danjire Francisco Madeira.

Saraakiisha sarsare ee AMISOM ee goob joog ka ahaa kulanka waxaa ka mid ahaa Taliyaha cusub ee Booliska AMISOM, Kuxigeenka Kormeeraha Guud ee Booliska (AIG) Augustine Magnus Kailie; Lt. Gen. Osman Noor Soubagleh, oo ah La-Taliyaha Gaarka ah ee Wakiilka Gaarka ah ee Arrimaha Militariga; Maj. Gen. Fidza Dludlu, Madaxa Howlgalka AMISOM; Babatunde Taiwo, Madaxa Arimaha Siyaasadda ee AMISOM iyo Rex Dundun, Taliyaha Boliska AMISOM.

blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    105 Replies to “AMISOM iyo Taliska Booliiska Soomaaliya oo ka wada hadlay Amniga Doorashooyinka{Sawiro}”

    1. Tabela Modelleri, ihtiyacınıza göre tüm tabela modellerini ve fiyatlarını sizler için detaylı bir ÅŸekilde sıraladık. Tabela imalatı için bize ulaşın. https://www.tabelamodelleri.co Ä°stanbul Genelinde tabela, tabelacı, reklam tabela, ışıklı Tabela, Reklam Tabela Modelleri, Tabela imalatı hizmeti olarak faaliyet vermektedir. Güvenilir Tabela hizmeti al, zaman kazan, garantide ol. Ä°stanbul’da binlerce Tabela Firması hazır. Ödüllü giriÅŸim. Yılda 2 milyon mutlu müşteri. Yeni bir iÅŸletme açmaya karar verdiniz ve tabelasını nasıl ve nerede yaptıracağınıza karar veremediniz mi.

    2. Great goods from you, man. I’ve understand your stuff previous to and you’re just too wonderful. I really like what you’ve acquired here, really like what you are saying and the way in which you say it. You make it entertaining and you still care for to keep it wise. I can’t wait to read far more from you. This is actually a tremendous site.

    3. Short Haircuts, Have a peek at the latest on-trend short hairstyles and short sassy haircuts, flattering both straight and curly hair and ideal for any time of year on. https://shorthaircutsmodels.com/short-haircuts/ If you’re like us, you have the itch to cut your hair shorter on a monthly basis. From there, we dive into Pinterest’s trendiest looks and consider.

    4. Tabela Modelleri, ihtiyacınıza göre tüm tabela modellerini ve fiyatlarını sizler için detaylı bir ÅŸekilde sıraladık. Tabela imalatı için bize ulaşın. https://www.tabelamodelleri.co Ä°stanbul Genelinde tabela, tabelacı, reklam tabela, ışıklı Tabela, Reklam Tabela Modelleri, Tabela imalatı hizmeti olarak faaliyet vermektedir. Güvenilir Tabela hizmeti al, zaman kazan, garantide ol. Ä°stanbul’da binlerce Tabela Firması hazır. Ödüllü giriÅŸim. Yılda 2 milyon mutlu müşteri. Yeni bir iÅŸletme açmaya karar verdiniz ve tabelasını nasıl ve nerede yaptıracağınıza karar veremediniz mi.

    5. Utterly written subject material, Really enjoyed looking through.

    6. I¡¦m not certain where you’re getting your info, however great topic. I must spend a while finding out much more or figuring out more. Thanks for excellent information I used to be searching for this information for my mission.

    Comments are closed.

    scroll to top