BREAKING NEWS

Deg Deg; Labo nin Oo lagu gawrcay Aga’gaarka Afgooye !. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline:

Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Gobalka lagu gowracay laba nin, taasoo argagax ku abuurtay bulshada qaybteeda.

Labadan nin ayaa waxaa xalay lagu gowracay Deegaanka Muuri oo 15km u jira Degmada Afgooye, waxayna saakay Dadka ku soo tooseen meydadka labadaaasi nin oo wadada dhinaceeda yaala.

Maxamed Abuukar oo ka mid ah dadka reer Muuri ayaa sheegay inay saakay ku waa-bariisteen meydadka labadaasi nin, oo qoorta ka go’an.

Maxamed Abuukar ayaa wuxuu tibaaxay inaanay garanayn ciddii ka dambeysay falkaasi, sidoo kalena uu muuqaalka raggaasi ku cusub yahaya.

Waxaa uu intaa ku daray in bulshada ku dhaqan Deegaanka Muuri ay hadalhayso labada nin ee la surgooyay, falkaasina uu argagax-geliyay.

Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaan ka hadlin tallaabada lagu gowracay labadaasi nin iyo weliba ciddii ka masuulka ahayd qoor jaristooda,lama oga cidda ka dambeyso

Haddana Ururka Al Shabaab ayaa sanadihii ugu dambeeyay ku caan-baxay surgoynta, iyadoo ay dad badani nolosha u dhaafiyeen baasasnimo iyo inay ku eedeeyeen la shaqaynta dhinacyada ay dagaalka kula jiraan.

Warbaahinta Widhwidhonline:

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    347 Replies to “Deg Deg; Labo nin Oo lagu gawrcay Aga’gaarka Afgooye !. {Akhriso}”

    1. I love it whenever people get together and share ideas. Great site, stick with it!

    2. Greetings! Very useful advice in this particular post! It’s the little changes that make the greatest changes. Many thanks for sharing!

    3. This website definitely has all of the information and facts I wanted concerning this subject and didn’t know who to ask.

    4. qqroyal says:

      There’s definately a great deal to know about this issue. I really like all of the points you have made.

    5. 69QiuQiu says:

      Your style is so unique in comparison to other people I’ve read stuff from. Many thanks for posting when you’ve got the opportunity, Guess I’ll just bookmark this blog.

    6. domino99 says:

      Hi! I simply want to offer you a huge thumbs up for your great information you have got right here on this post. I am returning to your site for more soon.

    Comments are closed.

    scroll to top