BREAKING NEWS

Kalkaal Hosbital Buuhoodle Ayaa bilaabaya 25/11/2019 Adeegyo Caafimaad Oo bilaash ah .{Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhoOline:

KALKAAL HOSPITAL – BUHODLE

Waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan Bulshada ku dhaqan Gobolka Ceyn iyo nawaaxigiisa in Cusbitaalka Kalkaal Buuhoodle uu ka bilaamanayo 25/11/2019 adeeg caafimaad oo bilash ah.

Mushruucaas waxaa fangareynaya hayada African Relief Committe (ARC) qaybteeda Kuwait, oo kashanaysa labada Hospital
1. HARGEYSA INTERNATIONAL HOSPITAL oo ay ka socdaan Dhakatirta fulinaysa adeegan
2. KALKAAL HOSPITAL BUHODLE oo ah goobta lagu fulinayo iyo qaybna ka ah shaqalaha fulinaya

Dhakhaatirta imanaysa waxaa ka mid ah
1. Dhakhtarka qalniinada Guud
2. Dhakhtarka indhaha
3. Dhakhtar Ilkaha
4. Dhakhtarka uur ku jirta
5. Dhakhtarka dumarka
6. Dhakhtarka carruurta

blank
blank

Fiiro gaar ah: mudada shaqadu soconayso
Waa 25/11/2019 ilaa 27/11/2019

Waxaan dadka xasuusinaynaa mudadu in ay Kooban tahay, oo aysan dayacin fursadaa qaaliga ah

Wixii Faahfaahin Kala Xidhiidh :
Telefoonka : 0633705568 /4492912/0633526013/0634989375

Warbaahinta WidhwidhOnline :

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    20 Replies to “Kalkaal Hosbital Buuhoodle Ayaa bilaabaya 25/11/2019 Adeegyo Caafimaad Oo bilaash ah .{Akhriso}”

    1. blank coconut oil says:

      You really make it seem really easy along with your presentation but I
      in finding this matter to be really something that I believe
      I would by no means understand. It kind of feels too complicated and very large for me.
      I am looking forward on your next post, I will attempt to get the grasp of it!

    2. blank Joefap says:

      [url=https://ventolinf.com/]ventolin price[/url] [url=https://propecialop.com/]buy propecia[/url]

    Comments are closed.

    scroll to top