BREAKING NEWS

Gudoomiyaha Dagmada Luuq Oo sheegay inuusan Aqoonsanayn Maamulka Jubbaland. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline:

 Waxaa cirka isku sii shareertay marba marka kasiidanbaysa xiisadda u dhaxeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland kadib markii Dowladda Soomaaliya ay bilowday inay Gobolka Gado kala wareegto maamulka Axmed Madoobe.

Maxamed Cabdullahi  Gardhuub guddoomiyaha Degmada Luuq oo la hadlay BBC-da ayaa waxaa uu sheegay in uusan hoostagin Maamulka Jubbaland oo marka horeyba u soo magacaabay xilka uu hayo haatan.

Guddoomiye Gardhuub ayaa shaaca ka qaaday in inta laga helayo Maamul Jubbaland oo loo dhanyahay, lana aqoonsanyahay ka hor ay hoostagayaan wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kale Guddoomiyaha Degmada Luuq ayaa kamid ahaa guddoomiyeyaashii loo ka xeeyay dalka itoobiya, mar wax laga weydiiyay diidmadiisa ku aaddan Jubbaland ay la xiriirto safarkii loogu qaaday Itoobiya ayaa waxa uu sheegay in meeshii ay rabaan u safri karaan, islamarkaana aan lagu cadaadinin in ay ka soo horjeestaan maamulka Jubbaland.

Khilaafkii ugu xumaa ayaa haatan waxaa uu u dhexeeyaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland, waxayna arrintaas kusoo aadeysaa xilli Shalay uu Axmed Madoobe sheegay inaysan indhaha ka laaban doonin waxa ka socdo Gedo wixii hadda ka dambeeyo.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timaaday doorashadii dhawaan dib loogu doortay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxaana jiro qorsho ay dowladda Soomaaliya ku dooneyso inay doorasho ku qabato Gobolka Gedo.

Warbaahinta WidhwidhOnline:

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    111 Replies to “Gudoomiyaha Dagmada Luuq Oo sheegay inuusan Aqoonsanayn Maamulka Jubbaland. {Akhriso}”

    1. Way cool! Some very valid points! I appreciate you writing this article and also
      the rest of the website is extremely good.

    2. blank Bonuses says:

      I simply want to tell you that I am just new to blogs and actually enjoyed your web site. Almost certainly I’m likely to bookmark your blog . You really have really good well written articles. With thanks for sharing your blog site.

    3. What i do not realize is actually how you are not really
      a lot more smartly-liked than you might be right now.
      You are very intelligent. You recognize thus considerably
      when it comes to this topic, produced me individually consider it from
      a lot of varied angles. Its like women and men don’t seem to be involved except it’s something
      to do with Girl gaga! Your own stuffs nice.
      All the time handle it up!

    4. Howdy very nice blog!! Man .. Beautiful .. Amazing .. I will bookmark your site and take the feeds additionally…I’m happy to seek out a lot of useful information right here within the publish, we’d like work out more techniques in this regard, thank you for sharing.

    5. blank Maynard Butt says:

      obviously like your web-site but you have to check the spelling on quite a few of your posts. A number of them are rife with spelling problems and I find it very bothersome to tell the truth nevertheless I’ll surely come back again.

    6. blank ps4 games says:

      A fascinating discussion is definitely worth comment.

      I do think that you need to publish more about this subject matter, it
      may not be a taboo matter but generally people don’t talk
      about these issues. To the next! All the best!!

    7. What a data of un-ambiguity and preserveness of precious
      knowledge about unpredicted emotions.

    8. blank ps4 games says:

      Spot on with this write-up, I really feel this amazing site needs far more attention. I’ll probably be returning to see more, thanks for the info!

    Comments are closed.

    scroll to top