BREAKING NEWS

Raysal Wasaaraha Yahuuda Oo Dacwad Lagu Soo Oogay

Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu ayaa lagu oogay dacwado la xiriira laaluush, khiyaameyn iyo kaslooni lumin sidda uu sheegay Dacwad oogaha ugu sarreeya Israel.

Netanyahu ayaa sidoo kale lagu eedeeyey inuu faro-gelin ku sameeyey hay’adaha sharci dejinta dalka, isaga oo matalaya laba shirkad oo warbaahineed, taasi oo uu dhaafsaday in warar wanaagsan laga baahiyo.

Dacwadahan ayaa waxa ay xuduntoodu tahay eedeymo ku saabsan in ra’iisul wasaaraha iyo xaaskiisa ay qaateen dhayman, sigaar iyo khamro qiimahooda dhan yahay 260,000 oo dollar iyo hadiyado kale oo ay ku bedesheen ayaga oo fulinaya dano siyaasadeed.

Waa markii ugu horreysay taariikhda Israel oo ra’iisul wasaare xafiiska fadhiya lagu soo oogo dacwado la xiriira eedeymo dambiyeed.

Netanyahu oo Israel hoggaaminayey 13 sano ayaa baaritaanka ka dhanka ah ku qeexay “isku day afgambi.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    398 Replies to “Raysal Wasaaraha Yahuuda Oo Dacwad Lagu Soo Oogay”

    1. I blog quite often and I genuinely thank you for your content. This great article has truly peaked my interest. I’m going to take a note of your blog and keep checking for new details about once a week. I opted in for your RSS feed as well.

    2. Oh my goodness! Incredible article dude! Many thanks, However I am encountering difficulties with your RSS. I don’t understand the reason why I can’t subscribe to it. Is there anybody else having identical RSS issues? Anybody who knows the solution can you kindly respond? Thanx!!

    Comments are closed.

    scroll to top