BREAKING NEWS

44 Kamid ah Barlamaanka Puntland Oo Gacan Utaagay arrin Muran badan Ka taagna{Video}

Golaha Baarlamaanka Putland ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyada 2020 ee dhowaan la hor geeyay Golaha Wakiilada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Puntland Mudane Abwaan Cabdirshiid Yuusuf Jibriil ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wakiillada ay ku ansixiyeen Miisaaniyada dalka oo ah $346,416,158.99.

Fadhiga maanta ee Golaha Wakiillada oo ay soo xaadireen 44 mudane ayaa waxaa cod gacan taag ah ay 44 mudane ku ansixiyeen, cid diiday iyo cid ka aamustayna ma jirin, sidaas ayeyna Miisaaniyada Puntland ee Sanadka 2020 ku ansaxday.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top