BREAKING NEWS

Dawlada Somaliya Oo beenisay warbixin ay soo saartay Jaamacad kutaalla Ireland,[Akhriso}

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Daraasaad qaldan oo ay soo saartay jaamacad ku taala Waqooyiga dalka Ireland taasoo ay ku sheegtay in cuduro laga heley Galeyda iyo Masagada Dalkeena ka baxday.

Daraasadu waxay ku sheegtay jaamacadaas in Galeyda iyo mesegada ka baxda Somalia laga helay sun halis ah oo sababi karta in loo dhinto, iyagoo ka digay in la cuno.

Wasiirka Beeraha Somalia Saciid Xuseen Ciid ayaa dacaayad iyo been abuur ka dhan ah wax soo saarka dalka ku tilmaamay daraasadan, isagoo xusay in arrintan laga leeyahay ujeedooyin guracan.


|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Dawlada Somaliya Oo beenisay warbixin ay soo saartay Jaamacad kutaalla Ireland,[Akhriso}”

    1. vxy [url=https://besthempcbd1.com/#]benefits of cbd oil[/url]

    2. Carlfap says:

      [url=http://hydrochlorothiazide365.com/]hydrochlorothiazide brand[/url] [url=http://levitrad.com/]generic levitra[/url] [url=http://acyclovir24.com/]acyclovir 200 mg[/url] [url=http://tadalafilcial.com/]tadalafil 5mg[/url] [url=http://sildenafilvia.com/]sildenafil tablets[/url] [url=http://cipro24.com/]antibiotics cipro[/url] [url=http://prednisolone365.com/]prednisolone 10mg in usa[/url] [url=http://albuterol2020.com/]buy albuterol over the counter[/url]

    Comments are closed.

    scroll to top