BREAKING NEWS

Dawlada UK Oo ka hortimi Maamulka Muuse Biixi .{Akhriso}

 Dowlada Ingiriiska ayaa markii u horeysay ka hadashay xiisada maalmihii u dambeeyay ka dhex aloosneyd xisbiga mucaaridka ah ee Waddani iyo Xukuumada Muuse Biixi.

UK ayaa walaac weyn ka muujisay xarigii lagula kacay qaar kamid ah Mas’uuliyiinta ugu sareysa xisbiga Waddani, kuwaasi oo ay kamid ahaayeen Afhayeenka Guud ee Xisbiga, Barkhad Jaamac Batuun iyo Khadar Xusseen Cabdi, oo ah xoghayaha xisbiga Waddani oo ciidamada boolisku ay u wareejiyeen xabsiga Maandheera.

Waxayna sidoo kale ku baaqday dowladda Ingiriisku in dib loo bilaabo wada-hadaladdii xisbiyada iyo Xukuumada ee ku aadana qabsoomida doorashooyinka Baarlamaanka iyo Deegaanka, si ay uga dhabeeyan balan qaadkoodii hore.

Mr. Stuart Brown, Madaxa xafiiska dowladda UK ee magaalada Hargeysa oo arrimahaasi kaga hadlay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, ayuu ku sheegay in loo baahan yahay in waqtigooda ku qabsooman doorashooyinka Somaliland.Valueimpression Placeholder

“Ingiriisku wuxuu si wayn uga walaacsan yahay xadhiga sii socda ee loo gaysanayo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Somaliland. Waxaanu ugu baaqnay dawladda inay ama soo eedayso ama xorriyadooda si dhaqso ah ugu soo celiso” ayuu yiri Struat Brown.

Wuxuuna intaas kusii daray “Waxaanu ku dhiirigelinaynaa dhammaan xisbiyada oo dhan inay dib u cusboonaysiiyaan wada-hadalka oo ay ilaaliyaan ballan qaadkoodii ahaa in doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanada loo qabto si aan dib u dhac lahayn”.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    124 Replies to “Dawlada UK Oo ka hortimi Maamulka Muuse Biixi .{Akhriso}”

    1. I just want to mention I’m newbie to blogging and site-building and actually savored this blog site. More than likely I’m want to bookmark your site . You actually have wonderful well written articles. Regards for sharing with us your website.

    2. cable companies are also offering broadband internet these days and the cost is cheap too.,

    3. blank Kurt Eighmey says:

      This will be the appropriate weblog for everyone who wants to discover this topic. You are aware of a whole lot its almost difficult to argue to you (not too I really would want…HaHa). You certainly put a different spin on the topic thats been discussed for some time. Great stuff, just wonderful!

    4. I just couldn’t depart your site prior to suggesting that I really loved the standard information an individual provide in your visitors? Is going to be again often to inspect new posts.

    5. Saved as a favorite, I like your website!

    6. Spot on with this write-up, I truly suppose this website needs way more consideration. I’ll most likely be once more to learn rather more, thanks for that info.

    7. blank i99bet says:

      I blog often and I really appreciate your information. The article has really peaked my interest. I’m going to take a note of your website and keep checking for new information about once per week. I subscribed to your Feed as well.

    Comments are closed.

    scroll to top