BREAKING NEWS

Shirwayne Udhexeeya Dawlada Federaalka Somaaliye iyo Maamul’gobaleedyada.[Daawo Sawiirro}

 Shir’wayne udhaxeeya Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Maamul’gobaleedyad dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Shirkan oo looga hadlayo horumarinta Maaliyadda dalka ayaa waxaa daah-furay wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Sidoo kale waxaa ka qeyb galaya xubno ka kala socda dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir.

Muddada uu socdo shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa arrimaha Maaliyadda dalka iyo dadaallada deymaha looga cafinayo Soomaaliya.Valueimpression Placeholder

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay ka wada shaqeyn doonaan, sidii loo mideyn lahaa shuruucda hagta dhaqaalaha dalka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay ka go’an tahay in si wadajir looga wada shaqeeyo horumarka Maaliyadeed ee dalka

“Waxaa dhammaan naga go’an inaan Wadajir Waajibaadkayaga u gudanno oo ku aadan dhanka Maaliyadda dalka” ayuu yiri Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Shirkan ayaa daba socda mid bishii September ee sanadkan wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo kuwa Maamullada dalka ku dhex maray dalka Itoobi.

blank
blank
blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    80 Replies to “Shirwayne Udhexeeya Dawlada Federaalka Somaaliye iyo Maamul’gobaleedyada.[Daawo Sawiirro}”

    1. Profesyonel web sitesi yapan firmalar, arasında öncü pozisyonda olan firmamız profesyonel ekibiyle hizmet sunmaktadır. Web Macaw ile Web sitesi yapan yerler arasında bol referansları …

    2. Hello, you used to write fantastic, but the last few posts have been kinda boring… I miss your great writings. Past several posts are just a bit out of track! come on!

    3. Wow! This can be one particular of the most useful blogs We’ve ever arrive across on this subject. Actually Great. I’m also a specialist in this topic so I can understand your hard work.

    4. Someone necessarily lend a hand to make critically articles I might state. This is the first time I frequented your website page and so far? I surprised with the research you made to make this actual publish amazing. Excellent job!

    5. Web Tasarım, Hayalinizdeki Siteye Sahip Olmak için Artık Kodlama Bilmenize Gerek Yok. Özelleştirilebilir şablon. Trafik arttırıcı araçlar. Web Macaw İle Kişisel sanal mağaza. SEO wizard. 100’lerce şablon. 1000’lerce bedava resim. Üst düzey hosting. 100’lerce uygulama. Mobil optimize. 7/24 destek hizmeti.

    6. blank Seo cu says:

      Web Tasarım, Hayalinizdeki Siteye Sahip Olmak için Artık Kodlama Bilmenize Gerek Yok. Özelleştirilebilir şablon. Trafik arttırıcı araçlar. Web Macaw İle Kişisel sanal mağaza. SEO wizard. 100’lerce şablon. 1000’lerce bedava resim. Üst düzey hosting. 100’lerce uygulama. Mobil optimize. 7/24 destek hizmeti.

    7. I truly enjoy reading on this internet site, it has got fantastic posts. “A short saying oft contains much wisdom.” by Sophocles.

    Comments are closed.

    scroll to top