BREAKING NEWS

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo war adag kasoo saartay xaaladda Jubbaland ka taagan, Digniin-na u diray Itoobiya.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada ay ku mideysan yihiin Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo Mudanayaal baarlamaan ayaa cambaareeyey ficilada ay ciidamada Itoobiya ka wadaan gobalka Gedo ee Jubbaland oo ay sheegeen in ay tahay arrin walaac abuuraysa.

Madasha ayaa ku baaqday in madax banaani iyo Jubbaland ka mid ahaanshaheeda loo daayo bulshada gobalka Gedo oo laga daayo dhibaatooyin baaxada leh ee waqtigan taagan, taasna ay tahay oo kaliya wadiiqada lagu gaari karro horumar wanaagsan

Madashu waxay sheegtay in durba Madaxweyne Farmaajo ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Arbacadii lasoo dhaafay, isla markaasna ay durba muuqato talaabo adag.

Dawladda Itoobiya ayay ugu baaqeen in ay faraha kala baxdo arrimaha gudaha ee siyaasadda Soomaaliya, oo ay shegeen in ay waqtigan si daran ugu jirto, dawladdana ay sheegeen in looga baahan yahay cadeynta mawqifkeeda madax banaanida dalka.

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    64 Replies to “Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo war adag kasoo saartay xaaladda Jubbaland ka taagan, Digniin-na u diray Itoobiya.”

    1. cbd products [url=https://buycbdoil44.com/#]best hemp oil[/url]
      ultracell cbd oil [url=https://buycbdoil44.com/#]where to buy cbd oil[/url]

    2. the best cbd oil on the market [url=https://buycbdoil44.com/#]best cbd oil[/url]

    3. blank Kimfap says:

      [url=https://ventolinf.com/]can i buy ventolin over the counter in canada[/url]

    4. blank Bluectslugs says:

      charlotte cbd [url=https://buycbdoil44.com/#]hemp oil benefits[/url]
      reputable cbd oil companies [url=https://buycbdoil44.com/#]nutiva hemp oil[/url]

    5. Hello, blame you in behalf of satisfactory topic

    6. blank Evafap says:

      [url=http://propecialop.com/]propecia/finasteride[/url]

    Comments are closed.

    scroll to top