BREAKING NEWS

Mid Kamid Ah Gobolada Puntland Oo Galay Xaalad Go’doon Ah {Video}

Gobolka Gardafuu oo kamid ah sagaalka gobol Puntland ay ka kooban tahay, ayaa galay xaalad go’doon ah, kadib markii roobab halkaas ka da’ayay maalmihii ugu dambeeyay ay kala jareen waddooyinkii isku xiri jiray.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gobolkaan oo dhaca bariga fog ee dhulka xeebaha bari, ayaa horey u lahaan jiray waddooyin macmal ah oo buuraha dushooda kuyaalay, kuwaas oo mararka qaarkood halistooda ay badnayd.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    7 Replies to “Mid Kamid Ah Gobolada Puntland Oo Galay Xaalad Go’doon Ah {Video}”

    1. Richardmem says:

      diazepam 2mg tablet 0.5 mgdiazepam.com
      diazepam 2mg
      regulation laws of diazepam in the uk
      [url=https://mgdiazepam.com/#]diazepam 10 mg[/url]
      half-life of diazepam

    2. Hello, thank you as a service to good site and nice blog.

    3. Hello, thank you for good topic

    Comments are closed.

    scroll to top