BREAKING NEWS

Dugsiga Hoose Dhexe Ee ilays Dagmada Widhwidh Oo fariin codsi ah’diray iyo Xaalada iskuulka, {Daawo Video}

Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Ee ilays oo  lahadlayay Warbaahinta SBC ayaa fariin Codsi ah’ udiray  Ha’yadaha Waxabarashada Maasuuliyinta Maamulada Kuhareeraysan Qurbajoogta Deeganka’

 Maamulka Dugsiga Ilays ayaa sheegay muddo kabadan sideedsano  ardaydani waxku barayeen guryokiro ah, Sidaa awgeed ay codsanayaan in ardayadan loo dhiso goob ay xaqa uleeyihiin oo waxa lagu baro

Maamulaha iskuulka Salebaan Jaamac  Ducale  ayaa sidoo kale sheegay inay haystaan Dhulkii iskuulkan looga dhisilahaa

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top