BREAKING NEWS

Maamulka Muuse Oo xabsiga utaxaabay 9-Nin Oo Imaaradka Carabta Udhashay.{Akhriso]

Maamulka iskii madaxbananida ugu dhawaqay ayaa xidhay 9 Nin oo udhashay imaraadka Carabta oo si sharaci darro ah kaga ganacsanayay Soamliland

Raggan ayaa aroornimadii maanta lagu qabtay garoonka diyaaraha Hargeysa iyagoo doonaya in ay dhoofaan.

Carabtan ayaa Dadweynaha Degmada Sabo-wanaag oo ka tirsan gobolka maroodi-jeex markii hore u sheegay in ay mashaariic u fulinayaan balse waxa la ogaaday in ay si sharcidarro ah u ugaganacsanayeen

Warkan waxa xaqiijiyay agaasimaha Duur joogta ee wasaaradda Deegaanka Naasir Xuseen.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Maamulka Muuse Oo xabsiga utaxaabay 9-Nin Oo Imaaradka Carabta Udhashay.{Akhriso]”

    Comments are closed.

    scroll to top