BREAKING NEWS

Suldaan Wabar Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Lafo-ciise{video}

Suldaan Wabar Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Lafo-ciise, Suldaan Abu bakar Cilmi Wabar oo Indhawaaleba ku Sugnaa Gudaha Somaliland isla Markaana Waday ficllo ka dhan ah Somaliland ayaa U gudbay Gudaha Dawlad Deegaanka Ethiopia waxaan Lagu soo dhaweeyay Magaalada Lafo ciise

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top