BREAKING NEWS

Video::Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaal Ka dhacay Sanaag{Video}

Warar hadda naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in deegaanka Waqa-dariya oo dhinac berri kaga beegan magaalada uu goordhoweyd oo maanta ah ka dhacay dagaal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Video::Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaal Ka dhacay Sanaag{Video}”

    Comments are closed.

    scroll to top