Maamulka Somalind ayaa ah’ kuwo caadaystay sheegashada Deegannada Gobalkacayn’
Taas oo ay Reer Widhwidh Kasoo horjeesteen Maamulka Muuse [JEEGAANTA]
Deeganka Widhwidh ayaa kamida deganada ay sheegato MaamulkaMuuse ee {Jeeganta} Dadka kunool Dagmada Widhwidh ayaa ah’yagu kuwo kasoo horjeeda sheegashada Somaliland sidoo kalena aan taageersanayn fakarka Goni’isstaaga
Somaliland ayaa yadu wax’awooda ama Maamul Shaqeeya kulahayn deegaanka Widhwidh mark laga reebo Ciidamo Beeleedyo Kamushaharqaata
Majirto waxmashaaric kale oo ay ka hirgaliso Deeganka harumrka bulshada noocayahaataba,
Majirto Maamul Gole’deegan oo sirasmi ah ugashaqeeya degaanka ,
Dadka deegaanka ayaa’yagu ah kuwo iskooda waxqubasada yagoo garabsanaya ururda deeganka kajira iyo Masuuliyiin yagu iskood’isuxilqamay
ciidmada kamushahar qaata Maamulka muuse ayaa ah kuwe yagu amarkuqabo inaan waxa kale soogalikarin deeganka oo kasocda maamulada kale sida Puttland Dawlada Somaliya iwm taas oo sababtay inay Mashaaric badan oo ay heli lahaayeen Dadka Deegaanku Caqabad kunoqtay
Maamulka Muuse iyo Masuuliyiinta uu umagacabay Dagmadan wax’xil’ah iskamasaarin deegankan Widhwidh ,Masuuliyinta deeganka ayaa yagu’ah kuwo hargaysa Mushaharka isgaqaata Sida Gudoomiyaha kuxigeenka Gobalka Cayne Maayarka Dagmada oo ahaa labada hogaan ee deeganka xaqooda uraadinlahaa ama horumarka deeganka kashaqayn lahaa ee loo xilsaaray
Dadka kunool Dagmada Widhwidh ayaa yagu kadhiidhyaay oo diiday inay magaladu uxidhantahay cidaan waxba’uhayn kana hortaagan waxkasta oo horumara oo deegankan imaan lahaa sida Ha’yadaha Maashariicda Masuuliyiinta Maamulada kale ama Masuuliyiinta Dawlada federaalka oo yagu tixgalinaya Maamulka gacanta kuhaya deeganka inay ugacan dhafaan taas oo lagacabsiqabo inay sababto isku dhac Deegaan oo ay ka faa’idaysto somalilnad
waxaa lama illaawaan ah !
Masuuliyan kasocota Maamulka Somaaliland oo dhawrjeer soo gaadhay deegnak inay Dadka deeganka usameeyaan Balanqaadyo aan la’fulin iyo dhaxdhigyo aan la hirgalin oo ahayd igu sawir,Masuuliyintaas oo ugu danbeeyay Wassiirka Biyaha Salaaban Yuusuf Cali koore
Masha allah Guul ayaan urahayanayaa Wepsite ka Widhwidh runtii qaxa aan ahay dadka kuxidhan wepsite wakhtiyadii udanbeeyay Wepsite si cadiya ayuu ushaqynayaa
Masha allah Guul ayaan urahayanayaa Wepsite ka Widhwidh runtii qaxa aan ahay dadka kuxidhan wepsite wakhtiyadii udanbeeyay Wepsite si cadiya ayuu ushaqynayaa
[url=https://cipro24.com/]cipro 500 mg[/url] [url=https://doxycyclinesr.com/]antibiotics doxycycline[/url] [url=https://prednisolone365.com/]prednisolone acetate[/url] [url=https://levitrad.com/]buy cheap levitra online[/url] [url=https://diflucan365.com/]diflucan generic[/url] [url=https://hydrochlorothiazide365.com/]hydrochlorothiazide 25 mg over the counter[/url]