BREAKING NEWS

Feysal Cali Waraabe oo Farmaajo ku eedeeyey inuu wado qorshe halis ku ah Somalia{Video}

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo uu halkaasi kula qaatay siyaasiyiin caanka ah Soomaaliya oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jubbaland iyo xubno kale.

HALKNA KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top