Waxaa hadda ka furmay Magalada Xingalool Shirkii gudiyada ee laga arinsanayaay gobolada Sanaag,Haylaan iyo bari.
Shirka waxaa ka qayb galay Gudoomiye Dhoobodaareed oo in dhawaalaba kusugnaa deeegandaas kuna hawljiray sidii deeganadaas logu samaynlahaa Maamul ugaara dadka deeganada ku dhiirigelinayey in ay dadkani isu yimaadaa
waxa hada socda kulankaas oo ay uwada dhanyihiin Dadka deeganka oo dhane waxa lafilaya in maradhaw aya kaso baxaa qodobo rasmi ah
wixii soo kordha kala soco Warbaahinta widhwidh Online




