BREAKING NEWS

Nin watay tooray ayaa laayay Dad’kabadn 8’Sideed qof Casimada london. {Akhriso]

Ninwatay tooray aya laayay Dad’maraya buundada london ee casomada dalka ingiriiska waxa marki danbe toogtay police-ka dalkaasi

Ninkaas ayaa waxaa ka waramaya warrbaahinta dalkaasi inuu toorayda ladhacay dhawr qofe oo wadda marayay labo qofe ayaa dhintay Dadkaas tiro intaas kabadana way ku dhawacameen ninkan aya sidoo kale warrbaahintu sheegatay inuu xidhana suun Macmal ah’ oo uu kadhigayay qaraxa

Ciidamo booliis ah oo gaaray goobta weerarka tooreyda loo adeegsaday ka dhacay ayaa toogtay ninka weerarka geestay, waxaana goobta laga qaaday dhowr qof oo ku dhaawacmay weerarka .

Weerarka ka dhacay buundada magaalada London ayaa sababay in la xiro Xarunta tareennada ee ku taalla agagaarka buundada London, waxaa sidoo kale dadka ku dhaqan London loogu baaqay in ay isdejiyaan.

Ciidamada booliiska gaar ahaan kuwa la dagaalanka argagaxisada ayaa wada baaritaano ku aadan weerarkan ka dhacay magaalada London, lamana shaacin wali ujeedka weerarka iyo waliba ninka fuliyay.

blank
blank
blank
blank
blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top