Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay arrinta hadal heynta badan dhalisay ee lagu heysto Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in Cabdiraxmaan uusan aqoon u laheyn xadiithka lagu eedeeyey inuu beeniyey.