BREAKING NEWS

Guddoonka Aqalka Sare iyo Wakiiladda Caalamka oo ka wada hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ku wehlinayey Wakiillo ka socday Mareykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub, waxaana kulanka ay uga wadahadleen sidii ay ku dhici laheyd doorasho loo dhan yahay oo qof iyo cod ah.

Xubnaha Wakiilada Caalamka ayaa ku baaqay in saamileyda siyaasadda Soomaaliya looga baahan yahay in ay sameystaan Siyaasad deggan, islamarkaana ka wada tashadaan sidii ay ku dhici laheyd doorasho loo dhan  yahay.

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa xubnaha Beesha caalamka u sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu ku howlan yahay dhameystirka iyo ansixinta Sharciga doorashooyinka oo ay Baarlamaanka u soo gudbisay wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    4 Replies to “Guddoonka Aqalka Sare iyo Wakiiladda Caalamka oo ka wada hadlay Arrimaha Doorashooyinka”

    1. blank ClydeMib says:

      [url=https://www.levitraprixbelgique.nu]levitra générique[/url]
      You ought to give away some textbooks or magazines that you no longer must a neighborhood charitable trust. You are able to compose the title of your organization from the inside include of such to ensure that anyone who scans them, are fully aware of where by they originated and as a consequence, they might want to privately see who is behind the kindness.
      [url=https://www.cialissenzaricetta.net]cialis ricetta[/url]
      Considering that current bankruptcy laws mandates that you acquire credit counseling from a business which can be federal government-authorized inside half a year ahead of filing for bankruptcy alleviation, it is very important know where you can entry a listing of these approved organizations. You could possibly view these firm over a express-by-status collection about the United states Section of Justice’s web site, within the Usa Trustee Software.
      [url=https://www.kamagraoraljellyswitzerland.nu]kamagra jelly[/url]
      Don’t try and stop smoking cigarettes during the time you’ll be stressed. When you have a relocate coming, a huge undertaking at the office, or work to modify your life in different ways, the stress of quitting can experience like excessive. Attempt to quit when you’ll have the capacity to loosen up if you want to.
      [url=https://www.kamagragel.es]kamagra 100 mg[/url]

    Comments are closed.

    scroll to top