BREAKING NEWS

LA YAAB: Wasiirka ugu awooda badan P/land oo ku kacay fal argagax ah

yadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla markaasna khasaarayaal ay u gaysteen shacabka roobabkaasi ayaa waxaa hadana jira qaar kamid ah dadka reer guuraaga ah oo dhibaato xoogan ay gaadhay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deegaanada qaarkood ayaa go’doon ku jira dad badan ayaana xoolahoodii beelay halka kuwa kalena aysanba dab shidan karin sababo la xidhiidha wax ay cunaan oo aysan haysna sidoo kalena kuwaa biyaa how ah oo biya ay la tageen xoolahoodii iyo guryahoodii sidaas oo ay tahay ma jirto wax gurmad oo ka heleen dhanka dowladda iyo hay’addahaba, waxaana taas badalkeeda maanta ka dhacday gudaha Garowe qiso argagax leh.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top