BREAKING NEWS

Haweenay 34 Afjir ah ‘ Oo loo Aqoonsaday Raysal’wassaaraha Dunida Ugu yar.

Sanna Marin oo 34 jir ahayaa loo doortay in ay noqotay raysalwasaraha cusub ee Dalka finaland waxaana gabadhan loo aqoonsaday raysalwasaarah ugu yare dunida

Gabdhan oo horay uhayde wasiirka gaadiidka ee finland ayaa lo doortay inay noqoto raysalwaassaarah Dalka kadib marki uu is casily raysal wassarihii hore Dalkaasi ANTTI RIN

Sanna Marin ayaa hogaamin doontaa xukuumad wadaag ah, siyaasadeedu bidix dhexe tahay oo ka kooban shan xisbi, waxaana xusid mudan in shantan xisbi ay dhamaan hogaamiyaan Dumar.

Ra’isal wasaaraha dunida ugu yar ayaa horey waxaa u ahaa Ra’isul Wasaaraha dalka  Ukraine, Oleksiy Honcharuk, oo  35 jir, waxaana hada la wareegeysa Ra’isul Wasaaraha ugu yar Dunida Sanna Marin

blank

.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    18 Replies to “Haweenay 34 Afjir ah ‘ Oo loo Aqoonsaday Raysal’wassaaraha Dunida Ugu yar.”

    Comments are closed.

    scroll to top